Boocame online » Jaaliyadaha SSC
Ogaysiis Jaaliyada Columbus, OHIO
Boocame Online- Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada Khaatumo State ee ku nool Columbus, OHIO  iyo nawaaxigeeda inuu jiro shirweyne muhiim ah.
Shirkan oo lagu cusamy dhamaan bulshada qaybeheeda kala duwan Rag iyo Dumarba ayay jaaliyadu  isku xogwareysanaysaa.
Wuxuu shikani dhacayaa maalinta Sabtida April 13, 2013.
Madasha: 2715 Northland Plaza Dr Columbus, OH 43231. (Cleveland / 161 E Dublin, waa plazada GUNTANE)
Saacadu: 4PM.
Fadlan wixii faahfaahina kala xidhiidh gudiga Jaaliyada Khaatumo ee Columbus, OH.
Boocame Online
Ogaysiis deg deg: Jaliyada norwey
Boocame Online- Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan jaaliyada khaatumo ee ku dhaqan cariga Norway inuu jiro shirkii guud ee jaaliyada.
waxaa kale oo la ogaysiinaya jaaliyada in shirkan ay kasooqayb galayaan  madaxda khaatumo qaar kamida .
Dhamman jaaliyada waxaa laga codsanayaa inay ka sooqayb galan wakhtigana ilaaliyaan
Taariikhda  waa 10.03.2003
Wakhtigu waa laga bilaabo 5 ilaa 8 fiidnimo ee saacada Norway
Goobtu waa postada dusheeda meeshii shirarka hore ka dhici jireen.
Fadlan wixii faahfaahina kal soo xiriir  Tlf:91294978 ama 45561583 Ali Khaalid
Sidaas iyo ka soo qaybgal wacan
Boocame Online
Ogeysis muhiima: Jaliyada Khatumo Ee wadanka ‘Imaaraadka Carabta’
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaanba dad weynaha kasoo jeeda deegaanada Khaatumo State ama jaaliyada reer Khaatumo ee ku dhaqan wadanka Imaaraadka Carabta in munaasibadii lagu maamuusayey sanad guuradii koowaad ee kasoo wareegtay markii dhidibada loo aasay maamul goboleedka Khaatumo lagu qaban doono Magaalada Dubai gaar ahaan hotelka caalamiga ah ee Taj plaza  Hotel.
Munaasibadani oo ah mid lagu xusi doono horumarka balaadhan ee uu ku talaabsaday maamul goboleedka Khaatumo intii uu jiray, gaadhsiinta adeegyada muhiimka ah dad weynaha ku dhaqan deegaanada Khaatumo, dibu dhisida dalka iyo qayb qaadashada horumarka iyo badhaadhaha dalka soomaaliya, maadaama uu haatan dalku galay marxalad ka duwan tii uu hore ugu jiray.
Munaasibadani lagu maamuusayo sanad guurada Khaatumo ayaa waxaa lagu soo bandhigi doonaa ciyaarada kala duwan ee hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed, gabayo, geeraaro, buraan buro, heeso, iyo mawduucyo kala duwan oo ku salaysan wacyiga haatan ka jira dalka soomaaliya. Hadaba mudane ama marwo kasoo qayb gal oo shucuurtaada dareen ku muuji sida aad u aragto munaasibadan lagu maamuusayo sanad guurada Khaatumo.
Balanteenu waa 17-1-2013 6:00 Pm maqribnimo iyo Taj  palza Hotel Dubai U.A.E
Wixii faah faahin ah ee intaa dheer kala xidhiidh hawl wadeenada haatan gacanta ku haya diyaarinta munaasibada.
Rashiid Diiriye Faarax Afhayeenka Jaaliyada Khaatumo State ee U.A.E Tel: 0505419306
Fardaale Tel: 0556483592
Farxiya Xasan Daarood Tel: 0552280804
Ruun Cali Faarax Tel: 0507811905
Kasoo qayb gal wacan……..
Xaflada Khaatumo State ee Seattle + Ogaysiis Dhaman umada Somaliyed
Boocame Online- Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadweynaha Somaliyeed ee kunool magaalada Seattle Ee gobolka Washington iyo nawaaxigeeda gaar ahaan kuwa jecel midnimada Somaliya inay jirto xaflad si heer qaran ah loo soo agaasimay oo ku saabsan sanad guurada 1aad ee maamulka Khaatumo State Of Somalia.
Xafladaan waxaa soo agaasimay jaaliyadda Khaatumo State Ee ku dhaqan magaaladaasi iyo nawaaxigeeda,sidoo kale xafladan waxaa lagu casuumay dhamaan dadweynaha Somaliyeed ee ku dhaqan Seattle iyo aagagaarkeeda .
Xafladan oo ah mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxa ay ka dhici doontaa “Jumbo Hall”oo ku yaala Seattle,xuskani wuxuu dhici doonaa Sabtida January 12,2013,
Ugu danbayntii ayaa xafladani waxaa inagala soo qayb gelidoona Xildhibaano,Aqoonyahano,madax ka tirsan Khaatumo iyo guud ahaan bulshaweynta Somaliyeed eeSeattle, sidoo kale waxaan iyana ka maqnayn meesha fanaaniinta Somalida kuwa loogu jecelyahay Seattle oo iyana ka qaadan doona qayb libaax, waxaa kale oo halkaasi lagu soo bandhigi doonaa ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka somaliyeed oo ay idiin soo bandhigu doonaan koox ku takhasusay ciyaaraha sida Jaandheer, Celcelis, batar, Dhaanto IWM.
isku soo wada duuboo xafladan lagu maamuusayo sanad guurada 1aad ee maamul goboleedka Khaatumo ayaa waxaa sidoo kale laga xusi doonaa meela kala duwan oo daafaha caalamka ah.
Ha moogaanin hana ka maqnaanin.
Where
4208 Rainier Ave.S.
Seattle WA.98118
When
Sabti,January,12,2013
4Pm-2Pm
Ogaysiis qaran Jaaliyada Khaatumo State ee dalka Canada (Akhriso)
Boocame Online- Iyadoo Dhamaan Dalka iyo daafahaa Caalamkaba laga Wado Diyaar Garowga ku aadan Sanadguurada 1aad ee Maamulka Khaatumo State ee Deeegnada Ssc.
Ayaa waxaanu Halkan Idinku Soo Gudbinaynaa Ogaysiis ku Aadan Xafladaasi Qaran iyo Jaaliyada Khaatumo State ee Magaalada Ottawa ee Dalka Canada.
Boocame Online
Maxad kala socotaa shirwaynihii ka dhacay dalka Holland ((Daawo))
Boocame Online waxaa Dhawaan  shir wada tashi ah isuguyimi inta badan jaaliyadahaKhaatumo ee wadamada Nederland iyo Belgum ka shirkaas oo lagaga arinsanayey xaaladaha colaadeed ee kasoo cusboonaaday deegamada khaatumo.
shirkan oo ah mid si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qaybgalay shacabweynaha reer khaatumo ee ku kala nool wadamada Belgemka iyo Holland shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen gudiga guud ee labada jaaliyadood ayaa waxaa ugu horaynba lagu furay aayadaha qur aanka kariimka ah.
intaas kadib ayaa waxaa cod baahiyaha lagu soo dhaweeyey Khadar Maxamed Cabdi dhaarte oo ka mida gudiga khaatumo ee Holland isagoo ka warbixiyey waxa loo soo abaabulay shirkan maanta oo ay muhiimadiisa koowaad ahayd sidii looga qayb qaadan lahaa hawlaha kasocda deegaamadii khaatumo oo ay kow ka tahay sidii laysula garabtaagi lahaa muruq, maal iyo maskaxba maamulka khaatumo iyo dadka kunool deegaamadii khaatumo ee cadowgu kusoo duulay loogana qayb qaadanlahaa xoreynta deegaamada sida xaqdarada ah loogu soo duulay.
Khar ayaa wuxuu kale oo uu ku dheeraaday kana war bixiyey wixii u qabsoomay intii ay jirtay gudiga cusub ee khaatumo Holland iyo waxa ay damacsanyhiin in ay qabtaan mustaqbalka, isagoo sheegay in ay ka codsanayaan dhamaan jaaliyada reer khaatumo ee kunool wadanka Nederland in ay baraarugaan si buuxdana uga qayb qaataan sidii looga midha dhalinlahaa in aan ku guulaysano in uu si buuxda cagihiisa isugu taago maamulkeena khaatumo State of Somalia.
Muuse Aadan Cabdi [Kabtan Muuse] oo isna ka tirsan jaaliyada khaatumo ee Holland ayaa isna si aada wuxuu ugu guubaabiyey dadweynihii reer khaatumo ee goobta isugu yimi in maanta looga baahanyahay in ay si buuxda uga qaybqaataan taageerada iyo is garabtaaga maamulka khaatumo islamarkaana ayna ka lexejeclaysan wax kasta oo u suuragelinaya maamulka khaatumo in uu ku guulaysto sidii uu u xorayn lahaa dalka sida gardarada ah loogu soo duulay.
Gudoomiyaha Jaaliyada Khaatumo ee Belgumka Maxamed Cige Xasan ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin ka soo qaybgalka shirkan ka dhacay dalka Holland islamarkaana uga mahadnaqayaan Jaaliyada Khaatumo ee Holland sida ay marwalba ugu heelanyihiin sidii dalkii iyo dadkii iyo maamulka khaatumo laysu garab taagi lahaa,waxa kale oo uu sheegay gudoomiyuhu in uu ku faraxsanyahay isla markaana soo dhaweynayo shirarkii dhawaan ka dhacay Gobolka Cayn ee ay kasoo baxeen Go aamadii qiimaha lahaa shirarkaas oo ay qabsadeen qaar kamida ardaayada dega gobolka Cayn ee katirsan reer khaatumo.
Intaas kadib ayaa waxaa hadalkii qaatay Khadar Faraax Hadhi oo ka mid ahaa Jaaliyada Khaatumo ee Holland wuxuuna sheegay hadii laysku duubnaado oo la mideeyo muruqa ,maalka iyo maskaxdaba in aan hora u marayno Maamulkeena Khaatumo, islamarkaana aan kaqayb qaadankaro sidii deegaamada khaatumo looga xoraynlahaa dadka sida xaqdarada ah ugu soo duulay.
sikastaba ha ahaatee shirkan ka dhacay maanta Magaalaga Amisfort ee wadanka Holland ayaa wuxuu ku soo dhamaaday jawi aad u wanaagsan iyadoo si buuxda laysula qaatay sidii wax tar muuqda loo gaadhsiinlahaa maamulka khaatumo iyo weliba dhacdooyinkii u danbeeyey ee ka dhacay Xudun .
By- Abdirashiid galbeedi
Nederland
Wasiiro & Madax kaqayb geli doona Shirka Jaliyada Khaatumo Holand
OGEYSIIS- Shirka Khaatumo Holland – Sabtida  2012 – Amersfoort
Boocame Online- (Ogaysiis) Shirka Khaatumo Holland waxaa ka soo qeyb gali doona Wasiir Kuxigeenka Arimaha Bulshada & Qoyska Ee Khaatumo State ASIYA FARAH HASSAN waxaanay Kulan Balaadhan Kula qaadan doontaa dhamaan jaaliyada Khaatumo ee Holland.
Dhinaca Kale Shirka Khaatumo Holland waxaa kaloo ka soo qeyb gali doona Madaxda  Khaatumo State  Kana hadli doona xaalada Dhulka Khaatumo State & Arimo kalaba.
Adresku waa:  Rahman Camil
Julliettestraat 44 3616 RC Amersfoort
Bus 8 vanaf Amersfoort Centraal- halte Julliettestraat
Shirku wuxuu bilaabmayaa 14:00 wuxuuna dhamaanayaa 19:00
Sidoo kale Shirkaan Ayaa Waxaan Ka Maqnaan Doonin  Golaha dhaqanka & G 11 Ka  Kaga Soo Qayba geli doona Khadka Taleefanka .
Hamogaan Sidaas Iyo Kasoo Qayb Gal Wanaagsan
Boocame Online
Ogaysiis shirka jaaliyadda Khaatumo Stete ee dalka Norway (Akhriso)
Boocame Online- Waxaa la ogaysiinyaa dhammaan Jaaliyadda Khaatumo state ee dalka Norway, inay ka soo qayb galaa shir ka dhicidoona maalinta Sabtida ee 24/11/2012 Mgalaada Oslo, shirkaas oo ay ka soo qayb geli doonaandad muhiim ah, goobta shirku ka dhici doono waa:
Grønnland, postada dabaqeeda sare.
Saacadda waa afarta galabnimo ama 16:00, waqtiga Oslo.
Waxaad kala xidhiidhi kartaan wixii faahfaahin ah, Aadan Faandhe tell: 95772235.
Fadlan waqtiga ha la dhawro.
waxa Soo Gudbiyey Guddiga Jaaliyadda Khaatumo state Norway.
Deg Deg: Prof: Cali Khaliif oo digniin Culus u diray Somaliland iyo Gudigga Fulinta Khaatumo oo Bayaan ka soo Saaray Kulankii Mnpls (Full Video)
Prof; Ali Khalif: Somaliland waa la Dagaalamaynaa ilaa qofka ugu danbeeyo ee Reer Khaatumo,Dagaalkana kuma ekeendoono Degaanadda Khaatumo.
Boocameonline
Waxaa bayaan ay u dhan yihiin soo saaray Xubnaha Gudigga Fulinta Khaatumo Ee Hadda ku sugan Gobolka Minnesota. Xubnaha oo u joogay Magaaladda Mnpls in ay la Shiraan Jaaliyadda Gobolka Minnesota.Waxayna ka kooban yihiin Prof: Cali Khaliif Galaydh,Axmed Shukri,Eng Nuur gaas.
Bayaan oo ku Socday Shacabigga Reer Khaatumo meel kasta oo ay joogaan Ayaa Wuxuu ku baqayaa in Maamulka la magac baxay Somaliland uu diiday Wax walba oo nabad galyo ku wada noolaasha ah, dantuna ay kalifayso markan in Dagaal lagaga Saaro Degaanadda Khaatumo.
Prof Cali Khaliif oo ka mid ah buddhigayaasha Maamulka Khaatumo ayaa aad ugu dheeraday in ay wax walba oo maslaxa ah ay isku dayeen iyo Maamulkaas Iskagga baxo Degaanadda Khaatumo balse ay dhagaha ka furaysteen.
Prof ayaa Wuxuu ku dheeraaday in ay hadda wixii ka danbeeya ayan jirin Wax danbe oo maslaxa ah dantuna Kalifayso in Wixii la iskagga kicin karo Nimankaas ku soo duulay Dhulkaba ay u banaan tahay Dadka iyo Maamulka Khaatumo.
Gudigga Jaaliyadda Gobolka Minnesota oo ka Hadashay Kulankan
Waxaa Soo Socda Codadka Xubnaha kale ee Gudigga Fulinta Ee ha ka fogaan BoocameOnline.
Maxaad kala socotaa- Shirweynaha Beesha Ugaadhyahan Dal & Debed.
Boocame Online- Waxaaa la ogeysiinayaa dhamaan beesha Ugaadhyahan Gudo iyo Dibad inay ka soo qayb galaan shir ay beeshu leedahay oo dhici doona maalinta Arbacada Nov,14 2012.
Shirkan o ah nooca Teleconference ka loo yaqaan ayay beshu kaga tashaynasaa xaaladaha ka soo kordhay deegaanada beeshu degto.
Waxaana  la isla gar tay in jaaliyada waliba ay kala xidhiidho numberka telephoneka gudiyadooda hoose.
Saacaduhu waa sidan Eastern Time 11:30 am , sidoo kale Somaliyana ah 7:30 fiidnimo,  Lodon 4:30.
“”Inshaaa Guul & Gobanimo +  Ka Qaybgal Wanaagsan”"
Boocame Online