Home » Suugaan You are browsing entries filed in “Suugaan”

(Top news): Qalcaddii taleex Iyo Gabay yaable + Hordhac (Akhri)

Weedh Same

Boocame Online- Qalcaddii taleex (Top Gabay iyo  Hordhac) Gabaygan wuxuu soo baxay jannaayo  2013, wuxuu ka hadlayaa taariikhdii dahabiga ahayd ee halgankii soomaali la gashay dal-boob kii reer galbeedka yurub damacsanaayeen inay adduunka ku gumaystaan. Wuxuu taabanayaa gabaygu ararta ka dib qaabkii halgankii daraawiisheed ahaa, goobihii laysku fara saaray ayuu qaar magac dhabayaa,  sida Beerdhiga,  [...]

January 28th, 2013 | Posted in slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Sowtaa dhallaankii inkiray adhax macaankiisa By: yusuf (Gabay)

Abwaan Yuusuf

Boocame Online- Ummad waliba waxay leedahay Dhaqan iyo Hido u gaar ah waxaa kaloo jirta in ummad kastaana sidoo kale leedahay Af ay isku afgartan gaar ahaan Soomaalida Afkeeda haddaan kahadalno waa Af qani ku ah eray bixinta dhediisa Suugaanta laguna magacaabo Afka Suugaanta sidaas darteed waxaa jirtay markii la qorayey Af-Soomaaliga waxaa loo sameeye [...]

December 11th, 2012 | Posted in slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Gabay Cusub Oo cajab leh (Akhri)

Gabay murti ku dheehan tahay oo kahadlaya Sidii uu Abwaanku Qaadka isaga daayey         ( kudayo  oo iska daa Qaadka ) Abwaan Maxamed Dhagaafe Cilmi Wuxuu yiri ! Duhurkii markuu soo dhacoo qaylo kor u duusho Qofwaliba wuxuu doonayaa inuu far duubtaaye Haddii aan danyare ahay anigu duunyo aan dhaqanin Dahabshiilna laysoo dhigayn doolarkii lacagta [...]

December 5th, 2012 | Posted in slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Falastiin Dhibaatiyo waxii dhaawac loo gaystay, Dharartiyo habenkaba waxay Qudus dhibaatotay (Gabay)

Abwaan Cabdi Xakiim

Falastiin iyo dilka ku dhacay dad aan waxba galabsan oo haddana ‘aan isdifaaci karin, muslimna ah. Ayaan ka tiriyay tixdan. Falastiin Dhibaatiyo waxii dhaawac loo gaystay Dhalinyariyo waayeel waxaan midna la’dhaafaynin Dhamaantood Haweenkii ubadkii la’dhaafsiiyay Dhalaankiyo caruurtuba waxay wada dhaqaaysay Dhaayahooda sharafta leh waxay ilini Soo dhaaftay Dhar la’aan waxay haysato dhaxani ay goysay Dhiiliyo [...]

November 17th, 2012 | Posted in slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Gabaygii ‘Dacwi’ & Abwaan Jaamac kediye Cilmi Daawo ((Video))

Abwaan

Boocame Online – Waxaanu halkan maanta idiinku soo gudbinaynaa Gabay Lamagac baxay Dacwi oo uu tiriyey Abwaan Jaamac Kediye Cilmi xil uu kusugnaa Gobolka Sool. Gabaygan Ayaa Wuxuu kamid yahay kuwa muhiimka ah ee Aanu usoo gudbino bulshada soomaaliyeed si ay wax uga bartaan Suugaanta & Macaankeeda . Gabaygan Waxaa Fududeeyay islamrakaana duubay Xiligaas Ismaaciil [...]

October 27th, 2012 | Posted in -,slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Abwaan Suusle oo sooray Gabay Cajiiba oo lamagbaxay “Digshineri” oo ka hadlaysa arrimaha ka jira gobollada khaatumo state, Kuna Halqabsaday “Axmed Darwiish”

Suusle & Axmed Darwiish

Digshineeri waa tix gabay ah oo ka hadlaysa arrimaha ka jira gobollada khaatumo sate of somalia kuwii u dambeeyey. waxaan ku hal qabsaday axmed cabdiqaadir jabaan[axmed darwiish] akhris wacan 1 axmedoow dabuub gabay markii la iga doonaayo 2 dadka wawgu roonahay inay duxiga maalaane 3 teeriyo dagaalkii hayaa duubka lay xidhaye 4 waataan dawaariga ahaa sida darwiishkiiye 5 [...]

October 10th, 2012 | Posted in slidernews,Suugaan,Wararka,Xulashada | Read More »

Cali Dhuux sidiisii waa inaan Dhumuc uyeelaaye, Halkii aan Ladhaco waa inay Dheguhu Qayshaane, “Gabay Jawaaba oo ku socda Majeerteen,” & Abwaan Dirir Jamac (Dhegayso}

abwaan dirir

Boocame Online – Waxaan Halkan idiinku Soo gudbinaynaa gabay dhinacyo badan taabanay oo Curiyey Abwaanka Soomaaliyeed Dirir Jaamac Boos oo Kamida Abwaanada da’da yar eebana ku manaystay Hal Abuurka. Abwaanka Oo Aan waydiiyey Gabaygan Jawaabta ah ee Uu Curiyey Sababaha uu Ku Yimid Ayaa Yidhi. Gabaygan waxa igu kelifay nin layirahdo Isim ama idhabuur , [...]

October 8th, 2012 | Posted in slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Gaddiisii xariir baa ka dhigan gelin wadaadoowe, Adigana go.aankaaga waan gaadhay waa hore’e, Garashada nin liitaa ahayd gawdhi weligeede By Suusle (Gabay)

Abwaan-Suusle

Boocame Oline 1 gadhka alamsay geed loo waciyo guurti ma aqoone 2 inuu gogolaha waayeelka tago wuu ka gaabsadaye 3 gar adkaatay xaajada gurracan looma gaynjirine 4 gaddiisii xariir baa ka dhigan gelin wadaadoowe 5 adigana go.aankaaga waan gaadhay waa hore,e 6 garashada nin liitaa ahayd gawdhi weligeede – 7 nin walaalki gawracay haddana gadaya wiilkiisa 8 [...]

September 17th, 2012 | Posted in slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Adigaa udhaartee Axdiga Sowma fulinaysid ? Gabay Qiimo Wayn Xanbaarsan, Dhibkii Soomaalida & Dardaaran Ku aadan Madaxwayne Xasan Sheekh Maxa’ud {Dheeho}

gabay

Boocame Online- Gabaygan waxaa La curiyey Markii dhawaan gudaha dalka Soomaaliya lagu doortay Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya, Waxaana Curiyey Abwaan C/rashiid Jaamac Boos oo Kamida abawaanada Da’da yar ee Qaranka Soomaaliyeed, islamarkaana kasoo jeeda Deeganada Khaatumo State. Gabaygan marka hore wuxuu abwaanku ku eegayaa dhibkii qadhaadhaa ee ay soomartay Umada soomaaliyeed, Gunaanadkana waxa uu ku eegayaa [...]

September 13th, 2012 | Posted in -,slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Gabay Cajiiba Soona Baxay Mudadii Udhexaysay Shirarkii Garoowe 1 & Garoowe 2 Lana Yidhaahdo Mahiiga

Shirkii Garoowe

Gabaygan waxa uu soo baxay mudadii udhexay say shirarkii garoowe one iyo garoowe 2 waxaana magaciisa layiraahdaa mahiga Ma da gabayga anigoo yar baan maahir ku ahaaye Milicsada tixaan soo xulay yaan idinku maanshayne Soomaaliya mugday wada gashay iyo maalmo geeriyahe Maskaxdii kufraa inaga qabsaday waana moognahaye – Manhal kiristankaa soo degey iyo boqol kaloon [...]

September 5th, 2012 | Posted in -,slidernews,Suugaan,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...