Home » Tacsi You are browsing entries filed in “Tacsi”

Tacsi kasocota Jaaliyada Holland

tacsi

Boocame Online- Jaaliyadda Khaatumo ee Holland waxay ka tacsiyeynayaan geeridii naxdinta lahayd eek u timi alle ha naxariistee Maxamed Cabdi Geelle Cilmi, marxuumka ayaa Saaka (05-03-2013) ku geeryoodey magaalada Dubai ee waddanka isu tagga imaraadka carabta . Haddaba jaaliyadda Khaatumo ee holland waxay waxay tacsi u diraysaa Aabbe Cabdi Geelle Cilmi iyo Hooyo Hinda Salsal [...]

March 7th, 2013 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »

JAALIYADA KHATUMO STATE EE IMAARAADKA OO TACSI DIREYSA

tacsi

Anagoo ah dhamaan jaaliyada khaatumo ee wadanka imaaraadka waxaanu tacsi gaara u direynaa qeyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey rabi naxariistii jano ha ka waraabiyee MARXUUM JAAMAC ISMAAN XUSEEN FUQDIINLE oo 23/2/2012 ku geeriyoodey magaalada laascaanood ee gobolka sool. MARXUUM FUQDIINLE Waxa uu ka mid ahaa jaaliyadii soomaaliyeed oo mudo30 sano ka badan ku noolaa wadanka imaaraadka [...]

February 25th, 2013 | Posted in News,slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »

Akhriso: Culimada Iyo Jaaliyadda Austria (Vienna) Oo Tacsi Diraya..

tacsi

Boocame Online- Dhamaan Culimada hoos ku xusan iyo Jaaliyadda Austria Ee Magaalada Vienna Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey Shiik Cabdulqaadir Nuur Faarax oo gacan ka gardarani ku dishay magaalada gorre, ilaahay waxaa looga baryayaa in uu jannadii fardawsa ka waraabiyo , qoyskii , asxaabtii iyo eheladii uu ka [...]

February 16th, 2013 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »

Tacsi: Ehelada iyo Qarabada Caasha Yuusuf Guuleed -(Caasho Baruur)-

tacsi

Boocame Online- Anigoo Ku hadlaya Magac Reer Aw Ahmed Mohamed oo ku nool Usa, kenya and newzealand, Hooyo dhuuho ahmed Farah Khadra Aw ahemd Mohamed Muse Awahmed MOhamed Maryan awahmed Mohamed Mohamed Awhamed mohamed fardus Awahmed mohamed sabaad awahmed mohamed waxaan tacsi tiranyo leh u dirayaa reer yusuf ibrahim( reer dhowdhowle) Adeer Abdirahman Yusuf ibrahim Adeer [...]

January 28th, 2013 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »

Xasan Daahir Afqurac oo ku geeriyooday Wadanka Kenya

Xasan-Daahir-Afqurac

inaalilaahi wa ina ilayhi raajicuun, waxaa maanta ku geeriyooday Magaalada Nairobi wadanka Kenya madaxwayne ku xigeenkii hore ee maamul goboledka Puntland marxuum Xasan Daahir Afqurac. Geeridan ayaa timi kagadaal markii Xaalad caafimaad loo geeyay dalka hindiya halkaasi oo waxba lagaga qaban kari waayay xaaladiisa caafimaad. Marxuunka ayaa waxaa maanta lagusoo aasay xabaalaha laangaata ee magaalada [...]

January 22nd, 2013 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »

(Tacsi):- Abdi Xaaji ahmed oo ku Geeriyoday wadanka Maraykanka

tacsi

Boocame Online- Jaalida beesha Naalaye Ahmed eek u dhaqan aduunka daafihiisa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii  uu ka geeriyooday Abdi Xaaji ahmed oo ku geeriyooda wadanka Maraykan magaalaga Varginia, Waxay ilaahay uga baryayaan in uu u denbi dhaafo, janadana geeyo, ehelkiisana sami iyo iimaan ka siiyo. 1-    Abdullahi Ahmed Warsame [...]

January 11th, 2013 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »

Tacsi Hooyo Maryama Maxamed Maxmuud (Doob-yareed)

tacsi

Tacsi Hooyo Maryama Maxamed Maxmuud (Doob-yareed) Waxaaan Halkan Tacsi ugu diraynaa Geeriddii Naxdinta lahayd Ee ku timid Maryama Maxamed Maxamuud Doob-yareed oo Maanta u geeriyootay Magaadda Laasnood ee Gobolka Sool,Soomaaliya. Waxaan Ilaahay ugu baryaynaa Marxuumaddaas Janatul Jardowsa,Eheladdii ay ka geeriyootayna u rajaynayaa in Ilaahay Samar iyo iimaanka siiyo. Waxay Marxuumadda ifka ugu tagtay Sideed Caruur [...]

December 30th, 2012 | Posted in News,slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »

Tacsi kusocota ehelada & qarabada Amina maxa’ud xasan (A-Marqaan)

tacsi

(Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun – Tacsi Tiiraanyo Leh) Waxaan halkan tacsi uga diraynaa anagoo ku hadlayna magaca qurba joogta beesha  Xuseen Siciid (Hayaag). Gaarhaan  Qoyska reer Xasan Dhooble, Qoyska reer maahir, Qoyska reer kaariye, Qoyska reer Daba Gooye. Adeer Xuseen Axmed Cali Dabagooye (xuseen qarad) - iyo qoyska reer marqaan. Dhamaan Asxaabtaas iyo kuwa kale oo Aan [...]

December 28th, 2012 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »

Geeri naxdin leh: Axmed Bile Xasan Oo Ku Geeriyooday (Garoowe).

tacsi

inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun  Geeridy waa xaq kuli nafsul daaiqadal mowt waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa Dhamaan Reer Xasan Mahad Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Ale Ha u naxariiste AxmedBile Xasan  Oo KU geeriyooday Maanta Magaalada garoowe. Waxaan tacsi Udiraynaa Dhamaan Reer Xasan Mahad gaar ahaan, Cabdi Xasan Mahad, Axmed Cawil, iyo [...]

December 5th, 2012 | Posted in slidernews,Tacsi,Wararka | Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Reer Geedeeye

tacsi

Anagoo kala ah Caaqil Cali Jaamac Shariif iyo dhamaan reerka Shariif Dhaga cade oo kala ah Maxamuud Sheekh Cumar Xasan, Jaamac Cabdi Maxaye, Sheekh Xasan Aadan Hiirad, Mubaarig Arbac, Maxamed Jaamac Fagadhe, Buraale Jaamac Fagadhe, Axmed Hogod Yuusuf, Iyo dhamaanba Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Khaalid waxay tacsi u diraynaa Waris Xaaji Maxamed Geedeeye iyo dhamaanba reer [...]

December 4th, 2012 | Posted in slidernews,Tacsi | Read More »

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...