Boocame online » Tacsi
Tacsi kasocota Jaaliyada Holland
Boocame Online- Jaaliyadda Khaatumo ee Holland waxay ka tacsiyeynayaan geeridii naxdinta lahayd eek u timi alle ha naxariistee Maxamed Cabdi Geelle Cilmi, marxuumka ayaa Saaka (05-03-2013) ku geeryoodey magaalada Dubai ee waddanka isu tagga imaraadka carabta .
Haddaba jaaliyadda Khaatumo ee holland waxay waxay tacsi u diraysaa Aabbe Cabdi Geelle Cilmi iyo Hooyo Hinda Salsal iyo Dhammanba ehalada iyo qaraabada alle ha u naxariistee Maxamed Cabdi Gelle .
Waxay ilaahay uga barayayaan in marxuumka alle u naxariisto Ehelada iyo Qaraabadana uu  samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo.
Aamiin – Aamiin – Aamiin – Aamiin
By – Gudiga  Jaaliyada  Khaatumo Stste – Holland-
JAALIYADA KHATUMO STATE EE IMAARAADKA OO TACSI DIREYSA
Anagoo ah dhamaan jaaliyada khaatumo ee wadanka imaaraadka waxaanu tacsi gaara u direynaa qeyskii
iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey rabi naxariistii jano ha ka waraabiyee MARXUUM JAAMAC ISMAAN XUSEEN
FUQDIINLE oo 23/2/2012 ku geeriyoodey magaalada laascaanood ee gobolka sool.
MARXUUM FUQDIINLE
Waxa uu ka mid ahaa jaaliyadii soomaaliyeed oo mudo30 sano ka badan ku noolaa wadanka imaaraadka isla
markaana ka dhex muuqdey shacabka soomaaliyeedna sumcad iyo sharaf ula noolaa isla markaana ka shaqeyn
jirey samaha iyo wada jirka umada soomaaliyeed.
JAAMAC FUQDIINLE waxa uu ka mid ahaa odayaasha sumcada weyn ku leh umada ka soo jeeda maamulka
khaatumo ee wadanka imaaraadka waxa uuna ahaa mid had iyo goor waqtigiisa ku lumin jirey u adeegida iyo
wada jirka shacbiga khaatumo iyo kan guud ahaanba umada soomaaliyeed..
DADKA TACSIDA DIRAYA.
DHINACA RAGA.
1/ ENG. Cali xaaji cige xubin gudiga G11
2/ G/ SARE Maxamed cumar cigaal (tacabir) gudoomiyaha jaaliyada khaatumo ee imaaraadka
3/ Rashiid diiriye faarax Afhayeenka jaaliyada imaaraada
4/ ENG. Axmed xaashi cabdala
5/ ENG. Maxamud cali jidaal
6/ DR. KHaalid axmed geele
7/ DR. Cabdi fookheeye
8/ ENG Maxamed jaamac daamur
9/ ENG. Rooble
10/ Maxamed faarax dheere
11/ CAAQIL Maxamed farac cade
12/ khadar xaaji jaamac
13/ Cabdiraxmaan dhowdhawle
14/ Fardaale yare
15/ Cawjad cali cade
16/ Axmed xasan qaal
17/ Cali axmed jibriil
18/ Xasan Mire
19/ Cali caalin
20/ Naasir cali caalin
21/ xasan aadan gaadh gaadh
22/ Saalax saleebaan saalax teris
23/ Cabdiraxmaan jafaal
23/ Ibaraahin abyan
24/ BOOS H boos
25/ Ibraahin daanjab
25/ KHadar Cali jaamac
26/ Cawil xaashi (iidi amiin)
27/ Jaamac gurey cali carab
28/ Axmed cali jidaal
30/ Xuseen xasan mire
31/ Geel geel
32/ Ina jab dhurwaa
33/ Xasan jab dhurwaa
34/ Cabdiraxmaan dayuur
35/ Cali muuse jafaal
36/ Cali kaatun
DHINACA GABDHAHA.KHAATUMO EE IMAARAADKA
1/ Hodan xaaji cige
2/ Sahra cartan cumar
3/ Hodan aadan cartan
4/ Aamina faarax ciise cabdi
5/ Ruun cali faarax
6/ Hibaaq cawed yare
7/ Meymuuna axmed sulub
8/ Farxiya xasan daarood
9/ Sahra cabdiraxmaan
10/ Aamina faarax aamina kiin
11/ Saamiya ibraahin cali caateeye
12/ Maryan cali dayuur
13/ Saafi
14/ Aamin xiis buraale
15/ Sam Sam cali shire
16/ SHamis dheer
17/ Xaawa gurey
18/ foosiya guuleed
19/ Cadar roobeeye
20/ DHool rooble
21/ foosiyo gacan jilib
22/ Xukun cumar qeybdiid
23 / Rooda warsame cali nuur
24/ Seynab dheer
25/ Aniisa xaal diid
IYO DHAMAAN GABDHAHA KHAATUMO EE IMAARAADKA
Waxaanu dhamaantayo ilaahey uga baryeynaa naxariistii jano eebe ha ka waraabiyo ehelada iyo
asxaabtii uu ka tegeyna samir iyo iimaan eebe ha ka siiyo. aamiin aamiin
INAA LI LAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
RASHIID DIIRIYE FAARAX
AFHAYEENKA KHAATUMO EE
WADANKA IMAARAADKA
Akhriso: Culimada Iyo Jaaliyadda Austria (Vienna) Oo Tacsi Diraya..
Boocame Online- Dhamaan Culimada hoos ku xusan iyo Jaaliyadda Austria Ee Magaalada Vienna Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey Shiik Cabdulqaadir Nuur Faarax oo gacan ka gardarani ku dishay magaalada gorre, ilaahay waxaa looga baryayaa in uu jannadii fardawsa ka waraabiyo , qoyskii , asxaabtii iyo eheladii uu ka geeriyoodeyna Samir iyo iiimaan ilaahay ka siiyo Aamin.
Shiikh Xuseen Macalin Makaraan.
Shiikh Maxmed Mahdi Koosaar.
Shiikh Nuuradiin Xassan Cabdiraxmaan.
Shiikh Maxmed Hure Wayrax.
Shiikh Cusmaan Xuseen Macaw.
Shiikh Cabdirashiid Xuseen Maxmed(Doodayeef)
Waxa kale oo tacsidan mid la mid ah dirayaa dhamaan jaaliyadda Austria oo aan halkan Magacyadooda lagu soo koobi karin
Boocame Online
Tacsi: Ehelada iyo Qarabada Caasha Yuusuf Guuleed -(Caasho Baruur)-
Boocame Online- Anigoo Ku hadlaya Magac Reer Aw Ahmed Mohamed oo ku nool Usa, kenya and newzealand, Hooyo dhuuho ahmed Farah
Khadra Aw ahemd Mohamed
Muse Awahmed MOhamed
Maryan awahmed Mohamed
Mohamed Awhamed mohamed
fardus Awahmed mohamed
sabaad awahmed mohamed
waxaan tacsi tiranyo leh u dirayaa reer yusuf ibrahim( reer dhowdhowle)
Adeer Abdirahman Yusuf ibrahim
Adeer jama yusuf ibrahim
eedo cibaado yusuf ibrahim
eedo xaali yusuf ibrahim
eedo faadumo yusuf ibrahim
edo deeqa yusuf ibrahim
waxaan leeyahay ilaahay hanaga siiyo samir iyo imaan ayeeyo caasho yusuf guleed ( casho Baruur) oo ku geriyootay magalada lascaanood Sabtidii waxaan leeyahay ilaahay ayeeyo janad hakuu waariyo.
aaamin aaamin aaaamin
Xasan Daahir Afqurac oo ku geeriyooday Wadanka Kenya
inaalilaahi wa ina ilayhi raajicuun, waxaa maanta ku geeriyooday Magaalada Nairobi wadanka Kenya madaxwayne ku xigeenkii hore ee maamul goboledka Puntland marxuum Xasan Daahir Afqurac. Geeridan ayaa timi kagadaal markii Xaalad caafimaad loo geeyay dalka hindiya halkaasi oo waxba lagaga qaban kari waayay xaaladiisa caafimaad.
Marxuunka ayaa waxaa maanta lagusoo aasay xabaalaha laangaata ee magaalada nairobi, ilaahay haw naxariisto eheladiisiina samir iyo iimaan kaha siiyo aamiin aamiin .
waxaa tacsi halkaan ka diraya:
Cabdi Adan cade
Yasiin Iidaan Adan cade
Yasiin Adan cawad
Cali Jaamac Dalmar
Cabdi Siciid Saleeban
Adan Cabdi Ducaale
Farxiya Jaamac Burcad
Khadra Cali Bide
Kaaha Jaamac Tuur
Maxamuud Maxamed Xasan (Boocame)
Zakariye Maxamed (Shabeell)
Hadaanu nahay dhamaan shaqaalaha idaacada SSC Radio, website ka Bocameonline iyo Darwiish Tv  waxay halkaan tacsi murugo iyo tiiraanyo leh uga dirayaan marxuum Xasan Daahir Afqurac. waxayna leeyihiin janadii fardoowsa allaha kawaraabiyo, qooyskii iyo eheladii uu ka geriyodayna samir iyo iimaan allaha kasiiyo. Amiin Amiin (Kulu nafsun daa’iqatul mowt)
(Tacsi):- Abdi Xaaji ahmed oo ku Geeriyoday wadanka Maraykanka
Boocame Online- Jaalida beesha Naalaye Ahmed eek u dhaqan aduunka daafihiisa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii  uu ka geeriyooday Abdi Xaaji ahmed oo ku geeriyooda wadanka Maraykan magaalaga Varginia, Waxay ilaahay uga baryayaan in uu u denbi dhaafo, janadana geeyo, ehelkiisana sami iyo iimaan ka siiyo.
1-    Abdullahi Ahmed Warsame
2-    Osman Mahamed Elmi (Garoowe)
3-    Yaasiin ali Hassan
4-    Hassan ali Hassan
5-    Mahamud Salax Elmi
6-    Shoombe Jiinje
7-    Mohamed Yusuf Ahmed
8-    Abdi Ahmed Bulale
9-    Osman mahamed Bulale
10-    Mohamed Jibriil
11-    Abdi Yusuf Ahmed
12-    Ahmed Dube Shire
13-    Ibrahin Ali Hassan
14-    Abdirashiid Ahmed Warsame
15-    Mahdi Ali Hassan
16-    Abdiqaadir Osman Hassan
17-    Abdiqani osman Hassan
18-    Hassan Yusuf Ahmed
19-    Abdi Daahir Geto
20-    Abdillahi Mohamed Mire
21-    Jamac  Oogle
22-    Ahmed Sh Jama
23-    Abdirashiid Guureeye
24-    Abdulahi guureeye (Saqiir)
25-    Sulayman Abdi Madoobe
26-    Hasan Abdi Madoobe
27-    Ismacil Abdi Duale
28-    Fuad jama sulayman
29-    Abdulahi Hirsi Doobi
30-    Ahmed Siciid Naalaye
31-    Siciid Barawaani
32-    Siciid Abdi Ceebeed (Siciid Camati)
33-    Abdirashid M. Jama
34-    Ismail Yoolac
35-    Abdillahi Sheikh Ahmed
36-    Yasiin Abtiile
37-    Ibrahim Ali Hassan
38-    Mahamud Adan ahmed
39-    Abdi Ahmed Hassan
Boocame Online
Tacsi Hooyo Maryama Maxamed Maxmuud (Doob-yareed)
Tacsi  Hooyo Maryama Maxamed Maxmuud (Doob-yareed)
Waxaaan Halkan Tacsi ugu diraynaa Geeriddii Naxdinta lahayd Ee ku timid Maryama Maxamed Maxamuud Doob-yareed oo Maanta u geeriyootay Magaadda Laasnood ee Gobolka Sool,Soomaaliya.
Waxaan Ilaahay ugu baryaynaa Marxuumaddaas Janatul Jardowsa,Eheladdii ay ka geeriyootayna u rajaynayaa in Ilaahay Samar iyo iimaanka siiyo.
Waxay Marxuumadda ifka ugu tagtay  Sideed Caruur ah oo dad Waawayn ah iyo Caruurtii ay sii dhaleen, Waxaaan Siddoo  kale u tacsiyadaynaynaa Odaygeedda Faarax Cali Shirre  (Faarax toor)
Waxaa Tacsiddan diraya
Ubax Cabdi olol
Faadumo hindi Cali carab
Fahima godane col u joog
Ayaan Cabdiilaahi Cali darmaan.
Sucaad Axmed nuur
Faadumo Cabdi madoobe
Faadumo Aadan dhicis
Muna Max’ud dhaanto
Sahra Muuse dheere
Aamina Axmed Boodhle
Maryama baashe barre
Anina Carab cilmi
Aamina Xassan geelle
Khadiiyo ibraahim xassan iidow.
Aamino Cabdi saleebaan
Aamina Faarah kurtuni
Haddii aad Jeceshahay inaad tacsi ah u dirtid, Waxaa ku soo qori kartaa  Boggan Tacsidda Marxuumaddda loogu talo galay.
Tacsi kusocota ehelada & qarabada Amina maxa’ud xasan (A-Marqaan)
(Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun – Tacsi Tiiraanyo Leh)
Waxaan halkan tacsi uga diraynaa anagoo ku hadlayna magaca qurba joogta beesha  Xuseen Siciid (Hayaag).
Gaarhaan  Qoyska reer Xasan Dhooble, Qoyska reer maahir, Qoyska reer kaariye, Qoyska reer Daba Gooye.
Adeer Xuseen Axmed Cali Dabagooye (xuseen qarad) - iyo qoyska reer marqaan.
Dhamaan Asxaabtaas iyo kuwa kale oo Aan Halkan Lagu Soo Koobi Karin Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Kadirayaan  Geeridii naxdinta lahayd ee ku timi xaaskiisa marxuumad Aamina Maxamud Xasan (Amina Marqaan)  oo ku geeriyoo tay wadanka beljam taariikhdu markay ahayd 26/dec/2012.
Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu janadii kawaraabiyo qoyskii iyo ehelkii iyo ubadkii ay katagtayna samir iyo iimaan waasaca  kasiiyo.
Aamiin – Aamiin – Aamiin - Aamiin – Aamiin – Aamiin -
Geeri naxdin leh: Axmed Bile Xasan Oo Ku Geeriyooday (Garoowe).
inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun  Geeridy waa xaq kuli nafsul daaiqadal mowt waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa Dhamaan Reer Xasan Mahad Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Ale Ha u naxariiste AxmedBile Xasan  Oo KU geeriyooday Maanta Magaalada garoowe.
Waxaan tacsi Udiraynaa Dhamaan Reer Xasan Mahad gaar ahaan, Cabdi Xasan Mahad, Axmed Cawil, iyo Khadro Bile Xasan , Waxaan Si khaas ah gu tacsiyaynayna Cali Bile Xasan oo ku magacdheer Falaag oo ku nool Dalka Norway oo ay walaalo Ahaayeen Maarxuumka Geeriyooday.
hadaanu nahay bahda warbaahinta Boocame Online waxaan leenahay dhamaan eheleadii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxyym Axmed Bile xasan in uu samir iyo iimaan kasiiyo marxuumkana Janadii Ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.
Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Reer Geedeeye
Anagoo kala ah Caaqil Cali Jaamac Shariif iyo dhamaan reerka Shariif Dhaga cade oo kala ah
Maxamuud Sheekh Cumar Xasan,
Jaamac Cabdi Maxaye,
Sheekh Xasan Aadan Hiirad,
Mubaarig Arbac,
Maxamed Jaamac Fagadhe,
Buraale Jaamac Fagadhe,
Axmed Hogod Yuusuf,
Iyo dhamaanba Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Khaalid waxay tacsi u diraynaa Waris Xaaji Maxamed Geedeeye iyo dhamaanba reer Geedeeye oo ah qoyska ay geeridu ku timi Hooyadeed Xaaji Faadumo Xaaji Axmed Dabay oo maanta ku geeriyootay Magaalada Burco kadib markii ay soo gudatay waajibaadkii xajka waxaana leenahay illaahay haka waraabiyo naxariistee jano samir iyo iimaana alle haka siiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday……….. Aamiin Aamiin