Boocame online » Waxbarashada
Video: Talooyin Waxbarasho Kuna Aadan Walidka & Ardayda (daawo)
Boocame Online- Waa Barnaamij arimaha Bulshada ka hadlaya, toosin iyo talooyin isugu jira waxaana inoo soo diyaariyey inoona soo jeedinaya Abdalla Shafey, oo isagu ku xeel dheer arrimaha bulshada isla markaana talooyinkana aan had iyo jeer la bakhaylin.
Boocame Online
Somali Engineers Informational Event part ( Daawo) Barashadda iyo Shaqadda Engineeradda
BoocameOnline
Ururka Engineeradda Soomaalidda Ayaa Waxaa ku Qabtay Kulan Magaaladda Mnpls Ee Gobolka Minnesota, Kulankan oo ahaa Kulan ay Ururka ugu Warbixinayay Waxay tahay Engineer iyo Qaybaha ay u Kala Qaybsamaa Engineeradda.
Kulanka Ayaa Waxaa kala Soo qayb galay Qaar ka mid ah Aqoon yahanadda ku Shaqeeya Taqasuska Engineeradda ama Macalimiin Soo dhigi jiray Qabo ka mid ah Cilmigga Barashadda Engineernimadda.
Waa Warbixin Dhiiri galin u ah Dhalinyarradda Soomaalidda Ee ku dhaqan Wadamadda Dibadda ee heli kara Waxbarashadda kala duwan in ay Bartaan Cilmi anfac u ah Bulshadda ay la nool yihiin ama Wadankii Hooyo.
Daawasho Wacan.
Qurbajooga Kasoo Jeeda G/cayn Oo Maanta Booqday Jaamacada Bariga Africa Faraceeda magaalada Buuhoodle + (Sawiro+Warbixin)
BoocameOnline.com Shir-balaadhan oo ay iskugu yimaadeen qurbo-joog kasoo jeeda gobolka Cayn,Culimaa’udiin iyo maamulka”Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle” oo maanta galinkii danbe ka dhacay hall ka shirarka ee”Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle”.
Shir-kani oo ahaa mid ay qurbo-joogtani ku indho-indheeynayeen habsami socodka”Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle” iyo sidii loo horumarin lahaa tayada waxbarasho ee caasimada gobolka Cayn.
Shir-kani ayaa ahaa mid ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin badan oo ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle, Yadoo ay halkaasi kasoo jeediyeen qudbado aad u qiimo badan.
Ugu horeyna waxaa madashaasi kasoo qudbad aad u qiimo badan kasoo jeediyey Gudoomyaha; ”Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle” Dr. Cabdishaafi Axmed Cali,Oo ku dheeraadey warbixinta jaamacadani iyo sidii ay ugu soo samreen inay ka aas aasaan caasimada gobolka Cayn ee magaalada Buuhoodle Jaamacad kaafisa dhalinta wax ku barata gudaha magaalada Buuhoodle,
Sidoo kale Gudoomaha Jaamacadani Dr.Cabdishaafi Axmed Cali, Ayaa usoo jeediyey Qurbo-joogtani in uu jiro Dhisme Qabyo ka ah Jaamacadani, Yadoo uu Gudoomiyuhu sheegay guriga ay hada Jaamacadu degan tahay in uu yahay mid mudo kooban loogu tabaruucay,Balse uu qabyo yahay dhismihii jaamacadani loogu tala galay,Isla markaana farey in ay qurbo-joogtu doorkooda ka qeyb qaataan horumarinta Waxbarasho ee deegaankoodan, Ayna ka saacidaan inay maamulka Jaamacada la dhameystiraan Dhismahani Qabyada ka Jaamacada.
Dhanka kale qurbo-joogtani yagu kasoo jeeda gobolka Cayn, Ayaa ugu horeyn aad ugu mahadceliyey maamulka Jaamacadani Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle” Dr.Cabdishaafi Axmed Cali”, Yadoo sidoo kale ay qurbo-joogtani baaq u direen dhamaan shacabka reer Khaatumo State Of Somalia ee ku dhaqan wadan dibadiisa iyo dhamaan intii wax haysataaba inay kaalintooda kasoo baxaan ayna taageeraan masuuliyiintan yagu aas aasey jaamacadani, Sida ugu dhaqsaha badana loo baahan yahay in la dhameystiro dhismahani qabyad ka ah Jaamacada.
Hadaba shir-weynahani ay qurbo-joogtani la yeelatey maamulka”Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle” Ayey gabagabadii shirkani ay u wada kicitimeen dhismaha qabyada ka ah jaamacadani,Yadoo ay markaasi qiimeeyeen kharashka ka dhiman ee lagu dhameystiri karo Dhismahani.
Isku soo wada duuboo,Maaha markii ugu horeysay oo qurbo-joogta u dhalatey gobolka Cayn ay booqasho indho-indheeyn ah ay ku yimaadaan”Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle” Yadoo balse ay jirto in aysan wali wax qurbo-jooga ah oo kasoo jeeda gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn aysan wali ka qeyb qaadan Taakuleynta Jaamacadani.
Daawo Sawirada Kulankaasi
C/casiis Aadan Jaamac
BoocameOnline.com
Buuhoodle G/cayn
Booqashadii qurbajooga Gobolka Cayn ee Jaamacada Buuhoodle.
Buuhoodle Boocame Online-Yadoo ay dhawaanahan soo gaadheen Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle qaar ka mida qurbo-joogta gobolka Cayn.
Yadoo ay ahayd kormeerkan qurbo-joogtu mid ay ku indho indheeynayeen habsami socodka”Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle” ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay qurbojoogtani dhamaanba maamulka Jaamacada, Oo uu horkacayo gudoomiyaha Jaamacada Dr.Cabdishaafi Axmed Cali.
Waxaa madashaasi ka warbixinaya heerka ay jaamacadani mareyso gudoomiyaha”Jaamacada Bariga Afrika Ee Buuhoodle” Dr.Cabdishaafi Axmed Cali.
Hadaba Waxaa Barnaamij Aad U Qurux Badan Kasoo Diyaariyey”Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle” Tvga Caalamiga Ah Ee Somalichannel, Laantiisa Magaalada Buuhoodle.
Gudoomiyaha Jaamacada:Cabdishaafi Axmed Cali.
Mobile Numberka Jaamacada: 0025224369898
ama lanbarkan  0019258848457
(Halkan Kadawo Barnaamijka Jamacada)
Xaflad lagu taagerayo Waxbarashada & Dhiilo Welfare and Education foundation oo kadhacday Degmada Boocame , (Waraysi+Sawiro)
Waxaan ka dhacday Degmada Boocame ee Gobolka Sool Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka qayb galeen Boqolaal Dad wayne ah oo isugu jira Aqoonyahano,Waxgarad Culimo iyo Bulshada noocyadeeda kala duwan,Xafladan ayaa waxaa qaban qaabiyeen Waalidiinta iyo Bahda waxbarashada Boocame oo u hormood ka yahay Maamulaha Dugsiga Sare Ahmed Osmaan lug -Atoor iyo Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Boocame Coondhe Cabdi Cumar.
Xafladan ayaa lagu taageerayey laganada Hirgalinayey Hay adda DHiilo Welfare ana education Foundation o Somalia.waxaa kaloo magac loogu bixinayey Dugsiga sare ee Boocame kaasoo loobixiyey Dugsiga Sare ee Faarax Maxamuud Saleebaan Dhiilo Casar.
waxaa kaloo niyada loogu dhisayey Doorka Qurba joogta Boocame ay ka qaateen Waxbarashada Deegaanka ,iyadoo lagu fulinayey Codsi uga yimi qurba joogta oo ahaa in magac dugsiga sare loobixiyo Faarax Maxamuud saleebaan Dhiilo casar .taasoo ay aqbaleen Reer Boocame.
Xaflada ayaa looga sheekeeyey waxqabadka Dhiila casar iyo doorkii uu ka soo qaatay halganka midnimada soomaaliyeed.
Waxaa kaloo lagu soo bandhigay Doorka qurba joogtu ka gaysatay waxbarashada tan iyo Burburkii dawladii dhexe ee soomaaliya.
Waxaa sidoo kale loogu duceeyey asaasayaasha iyo qurba joogta Hay-adda Dhiilo welfare and education foundation iyo asaasaha ugu wayn ee maxamed farax ee dalka Canada iyo Aqoonyahadan Qurba joogta sidooo kale loogu duceeyey Deeqbixiyayaasha Waxbarashada Deegaanka boocame ugu deeqaya ee Xilka iska saaray Deegaanka iyo Waxbarashada.
Magacbixinta iyo dhiirigalinta waxbarashad deegaanka ka dib ayaa loogu baaqay inay jaaliyaduhu qayb ka qaataan waxbarashada deegaanka iyo horumarka degmada boocame Rag iyo Dumarba.
Waxaa kaloo laga codsaday qurba joogta inay dhiiri galiyaan waxbarashada deegaanka Meelkastoo ay joogaan.
HAY ADDA DHIILO WALE FARE AND EDUCATION FOUNDATION ayaa bilaabaysa Bisha Nov.1 -2012 waana Todobaadkan fooda inagu soo haya iyadoo bil walba diri doonta in ku dhow $3.000. waxbarashada boocame haddii eebe idmo. SAWIRADA HOOSTOODA HOOSE KA DHEGAYSO WARAYSIGII AHMED OSMAAN FADLAN
WARAYSIGA HALKAN KU DHUFO HAhmed Osmaan lug atoor maamulaha dugsiga sare ee Boocameb
Barnaamuj Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle Waxay U Baahan Tahay Hiil Iyo Hoo Taagero Ah Daawo ((Full Video))
Yadoo gudoomiyaha jamacada Bariga Africa Ee Magaalada Buuhoodle Iyo Waftigan ay hogaaminayaan”Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Iyo Suldaan Siciid” labadan madax dhaqameed iyo maamulka jaamacada ayaa ugu danbeyntii soo saarey in Jaamacadani laga dhisey magaalada buuhoodle ilaa laba sano kahor, Ayna dhismaha iyo rajada jamacadani ka qeyb qaateen dadk ku nool deegankani,Waxgarad,Ganacsato,Culimaa’udiin iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan, Ayna sheegeen inaysan jirin wax gacana oo ay ka geeysteen qurbajoogta u dhalatey gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn.
Sikastaba ha ahaatee Waftigan baaladhan ee ay horkacayaan labadan madaxdhaqameen, Ayaa gabagabadii barnaamijkan ku saabsan kormeeka aqooneed ee jaamadaca Bariga Afrika ee magaalada Buuhoodle, ay codsi Taakuleyn ah waxgaradkani u direen dhamaanba qurbo joogta u dhalatay deeganada Sool,Sanaag Iyo Cayn.
Barnaamij Dhameysiran Oo Ku Saabsan Jamacada Bariga Africa Ee Magaalada Buuhoodle Hoos Ka Daawo Iyo Wafti Kormeer Ku Timid Oo Madaxdhaqameedo Hogaaminayaan”Xurmadle Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Iyo Xurmadle Suldan Siciid”.
(Dhegayso) Ardayda Turkiga Aadaysa Maxaad kala socotaa ? ‘Waraysiyo’
Boocame Online- Waxaa Shalay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya Ka dhoofay Qayb kamida Ardayda Soomaaliyeed waxbarashada Jaamacadeed Ka Helay Dalka Turkiga.
Waxayna Isugu Jiraan Aradayna Qayb Jaamacadaha Dalka Dhameeyay oo Doonaya inay sii kordhiyaan Aqoontooda & Sidoo kale Qaar Hada Bilaabaya Jaamacada .
Axmed Sheek Yuusuf Guuled oo ah Madaxa Wafaafinta Safaarada soomaaliya ee Turkiga uu uwaramay BBC  Ayaa Faah faahin ka bixiyey Ardayda Laqaadayo wuxuuna Sheegay Inay tiradoodu tahay 300 00 Araday, Sidoo kalana wuxuu ka hadlay arimo laxidhiidha Ardayda , Deeganada Ay Kasocdaa & Qaybaha ay kala yihiin.
Mar la waydiiyey Su aal Ahayd Ardaydan xagee ka yimaadeen Ayaa waxa uu sheegay “Ardaydu waxay kayimaadeen Dhamaan Gobolada Dalka”
Ardaday Helay deeqaha Waxbarasho ayaa Dhankooda Siwayn Umuujiyey Dareenkooda Farxadeed & Waxyaabaha ay doonayaan inay dalkooda kusoo kor dhiyaan.
Isku Soo Duuboo Ardayda Soo maaliyeed hada Wax kabarata dalka Turkiga ayaa tiradoodu Gaadhaysaa 1800 oo Arday waxaana Jira wali qaar kale oo laga yaabo inay Halkaasi Gaadhaan.
{Dhegayso Waraysiga Madaxa warfaatinta & Dareenka Ardayda }
Qore  - Axmed C/qaadir ” Axmed Darwiish “
Source - BBC
(Sawiro) Habkii ay udhacday Xafladii Qalin jabinta Ee Ardayda Machadka Atlas + (Warbixin & Video Daawo)
Boocame Online – Waxaa dhawaan Loo Qabtay  xaflad siwayn loo soo agaasimay Arday gaadhaysa 50 oo Qalin jebiyey Machadka Atlas oo kamida Dugsiyada safka hore kaga jira ladaaagalan Jahliga kuna Yaala magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya.
Xafladan meeqaam Keedu Sareeyay ayaa waxaa Kasoo Qayb galay, Macalimiin, Waalidiin, Ardayda Qalin jebinaysay iyo Marti sharaf kale oo tiro badan.
Waxaana Bilowgii Xaflada Lagu Soo bandigay Riwaayado cajiiba oo ka hadlaya Faaiidada ay caruuta uleedahay Naas nuu jintu & waliba arimo kale.
Macalimiinta Machadka Atlas ayaa dhankooda halkaasi Kajeediyey Qudbado ay ka hadleen Xaalada & marxaladihii kala gedisnaa ee schoolka Atlas uu soo maray.
Waalidiinta dhalay Aradayda Qalin Jebinayay Ayaa dhankooda Siwayn Ucabiray Dareenkooda Farxadeed waxayna halkaas Shahaadin ku gudoonsiiyeen Macalimiinta Machadka Atlas College.
Ardayda Ayaa Dhankooda Ka hadlay Doorka waxbarashada iyagoo halkaasina kusoo bandhigay Qaar kamida Culuumtii Ay soo Qaateen.
Gabagabadii Xaflada ayaa waxaa laga jeediyey Qudbado kala gedisan kuwaas oo lagu cabirayey doorka wax barashada iyo in ardaydu ay halkaas kasii wadaan dadaalka Xoogan &  ladagaalanka Jahliga.
Ugu danbaynta Halkaasi Shahaadooyinka lagu gudoonsiiyey Ardayda Dadaalka dheer usoo galay Inay dhamaystaaan Waxbarashadooda.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada  Xafladaasi
By – Axmed C/qadir “Axmed Darwiish”
Boocame Online
Ogaysiis Muhiima:- Somali National University Of Buuhoodle (SNUB)
Boocame Online- Jamaacada Ummadda Soomaaliyeed Ee Buuhoodle (SNUB)
UJeedo:- Ogaysiis
Waxaa loogu bushaaraynayaa loo la ogaysiisanayaa dhamaanba dadka reer Buuhoodle in la furay Jamaacadda magaceedu kor ku xusan yahay sanad Jaamacaddeedka 2012-2013.
Waxaa sharaf iyo magacba inoo ah in ay Buuhoodle hormuud ka noqoto dib u soo noolayntii aqoontii tayada lahayd ee Jaamacaddii umadda soomaaliyeed lagu yaqiinay, si aynu ula jaanqaadno isbedelka cusub ee siyaasadeed ee dalka ka dhashay isla markaasna uga soo kabano dib u dhacii muddada dheer ina saameeyey ama inagu habsaday.
Jaamacadda maadooyinka lagu baranayo waxaa kamid ah (Degree Courses) sida:-
1- Caafimaadka (Medicine And General Surgery)
2- Ingineerimo oo kala A- Dhismaha, B- Computer iyo Isgaadhsiinta.
3- Taba tabarka Macalimiinta heer Jaamacaddeed.
4- MSIT (Management Science And Informatio Technology).
Fiiro Gaar Ah:- Mudooyinka Lagu qalin jabinayo waa 6 Sano oo Caafimaadka ah, 3 Sano MSIT iyo 4 Sano oo inta kale ah.
Wixii faah faahin dheeraad ah kala xidhiidh Prof. C/laahi Maxamed Saciid
Tell: +2522 4083733
Boocame Online
Aflax Online School ( Barashadda Luuqadaha)
Aflax Online  School  ayaa  Waxaa idiinku  Bishaaraynayaa   Barashadda  Luuqadda Ingiriiska,Soomaaligga iyo Xisaabaadka oo idiin balan qaadaya in Casharada iyo imtixaanaddaba  aad  ku qaadan doontaa online. Aflax online  School ayaa Wuxuu  Xafiisyo iyo Fasalaba ka Samaytay Gobolka Minnesota, Toronto iyo Magaaladda London. Iskuulkan ayaa Waxaa loogu Talo galay Dadka Soomaalidda  Ee  ku dhaqan  Wadamadda Reer  Galbeedka Ee Doonaya in Bartaan Luuqadda Ingiriiska  si ay u sii korarsaddaan waxbarashadoodda.
Iskuulkan ayaa Wuxuu  Dadka Soomaaliddda Wax u  Baridoonaa  Qaabkii Soomaaliya  Wax   Loogaga Baran jiray luuqadda Afka Ingiriiska oo  Macalimka  Afka Soomaaligga ku hadasho  oo aad si wayn la idiin bari doono   Dhinaca  naxwaha luuqadda afka Ingiriiska.
Macalimiinta   Aflax  Online School ayaa Waxay Yihin kuwo  Horey Dadka U Soo Aflixayay Iskuuladda Ku yaala  Magaaladda Xamar Cade Barri Samaadkii Siddoo kale Wax ka Soo dhigi Jirey Dugsiyaddii Sarre Ee Wadanka Soomaaliya,kagana Soo baxay Jaamacad Wadanka Soomaaliya iyo Wadanka Dibadiisaba.
Aflax online School  Ayaa Wuxuu si gooni ah u Caawinayaa Dadka Soomalidda Ee  Shaqeeya ee aan Waqtigga   u helin Waxbarashadda  Fasaladda  Wadamadda Dibadda  iyo Siddoo Kale Waxaan Idiin Diyaarinayaa  Casharo  la Xiriira  Shaqooyinka Siddda  ( Taxi Driver classes or Truck  Drivers)
Aflax ayaa Casharadda Qaar ka mid ah  ugu Tabarucayadda  Dadka Soomaalidda Ee Doonaya in ay Bartaan Luuqadda Afka Ingiriiska iyo  Afka  Soomaaligga