Home » Xulashada You are browsing entries filed in “Xulashada”

Horumarka ganacsatada somaliyeed & wacdarihii ‘G’ maxamud (Maqal)

Ganacsade maxmuud

Boocame Online –  Iyadoo Ay Jiraan Ganacsato Soomaaliyeed oo Horumar Balaadhan oo lataaban karo Ka Gaadhayey beryihii udanbeeyay Dhanka Ganacsiga, Ayaa Dhankiisa Ganacsade Mohamoud Haji Hassan Ali Askar oo kamida Qurbajoogta soomaliyeed ee talaabada La taaban karo ka gaadhay Howlaha ganacsiga, Haatana ku nool Waqooyiga America. Isla markaana Hirgeliyey uu Leeyahay oo Shirkad ka Shaqaysa [...]

December 14th, 2012 | Posted in slidernews,Wararka,Xulashada | Read More »

Top news: waraysigii Pro Cali Khaliif Ay Layeelatay (VOA) Iyo Nuxurka Waraysiga (Akhriso + Dhegayso)

cali Khaliif

Boocame Online- Raysal wasaarihii Hore ee Dalka Soomaaliya Pro: Cali Khaliif Galaydh oo Waraysi siiyey Idaacada Laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa ka hadlay Arimo dhinacyo badan taabanaya. Wariye Caasha Cuud oo waraysigaas layeelatay Pro Cali Khaliif Galaydh ayaa Ugu Horayn Waydiisay Bal inuu Ka warbiyo Xaalada dalka Soomaaliya  Marayo, kadib Dhismaha dawlada Qaran ee dalka [...]

December 10th, 2012 | Posted in English News,Media,News,slidernews,Wararka,Xulashada | Read More »

News- Muwaadin Reer Khaatumo ah oo Bilada boqorada Ingiriiska bixiso la gudoonsiiyay {Daawo Sawiro}

DSC02919

Boocame Online- Guddoomiyaha guddiga fulinta ee hay’adda SCERDO ayaa ka mid noqday 30 qof oo ku guulaystay billadda dheemanka ah (Queen’s Diamond Jubilee Medal 2012) ee ay bixiso boqoradda Ingiriiska Queen Elezebeth II. Xaflad caawa lagu qabtay hoolka lagu magacaabo Howard Theatre ee ku yaala magaalada Edmonton ee dalka Canada xafladaas oo si heer sare [...]

October 13th, 2012 | Posted in slidernews,Wararka,Xulashada | Read More »

Abwaan Suusle oo sooray Gabay Cajiiba oo lamagbaxay “Digshineri” oo ka hadlaysa arrimaha ka jira gobollada khaatumo state, Kuna Halqabsaday “Axmed Darwiish”

Suusle & Axmed Darwiish

Digshineeri waa tix gabay ah oo ka hadlaysa arrimaha ka jira gobollada khaatumo sate of somalia kuwii u dambeeyey. waxaan ku hal qabsaday axmed cabdiqaadir jabaan[axmed darwiish] akhris wacan 1 axmedoow dabuub gabay markii la iga doonaayo 2 dadka wawgu roonahay inay duxiga maalaane 3 teeriyo dagaalkii hayaa duubka lay xidhaye 4 waataan dawaariga ahaa sida darwiishkiiye 5 [...]

October 10th, 2012 | Posted in slidernews,Suugaan,Wararka,Xulashada | Read More »

Deeq Lacageed Oo Dhan 1250Dollar Ayey Qoyska Reer Yuusuf Cabdi Raaxo Soo Gaadhsiiyeen, Dhibane Hooyo Hinda Waayeel Xasan Cade.(Sawiro+Warbixin)

DSC08073

Deeq lacageed oo dhan 1250$ Dollar ayey qoyska reer Yuusuf Cabdi Raaxo soo gaadhsiiyeen Hooyo Hinda Waayeel Xasan Cade, Oo ku dhibaateysan gudaha magaalada Buuhoodle. Deeqdan ayaa loo soo wakiishey Aadan Siciid Aayir oo ka mida ganacsatada ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle, Yadoo deeqdan ay usoo wakiisheen qoyska reer Yuusuf Cabdi Raaxo oo ka mida [...]

September 8th, 2012 | Posted in Jaaliyadaha SSC,slidernews,Wararka,Xulashada | Read More »

Ogaysiis Ku Aadan Dhegaystayaasha Radio Ssc Codka Shacabka!

03

Waxaa La Ogaysiinayaa Dhegaystayaasha Ssc Radio codka Shacabka Khadka Taleefanka Gaar ahaan Maraykanka iyo Canada in Labadalay taleefankii Hore ee ka dhegaysan Jirteen barnaamjita Kabaxda Radio Ssc Codka Shacabka. Arinkan Ayaa Qayb Ka Ah Balaadhanta Baaxada Dhegaystayaasha Oo Tira batay, Islamarkaana waxaa hada halmar wada Dhegaysan kara, Wicina Kara Taleefankan  Dad kor udhaafaya 10.000 oo [...]

September 8th, 2012 | Posted in English News,Media,slidernews,Wararka,Xulashada | Read More »

Howl Wadeenada Boocame Online, Ssc Radio & Darwiish Tv Oo Ugu Hanbalyeey Dhamaan Umada Islaamka Munaasibada Ciida Gaar ahaan Shacabka Khaatumo State.

Halgamayaal

Boocame Online – {Ciid Mubaarak} Dhamaan Howl wadeenada Shabakada Boocame Online, Radio Ssc  & Darwiish Tv Ayaa Dhamaan Umada Islaamka Ah  & Bulshada Soomaliyeed Ugu Hanbal yeeyay  Munaasibada Ciida Awgeed. Sidoo Kale waxay Dhamaantood Si Gaar ah Ugu Hanbalyaynayaan Dhamaan Shacabwaynaha Khaatumo State meelkasta Oo Ay Daafaha Caalamka Kajoogaan. Waxaanu Leehanay Dhamaantayo oo Isku Duuban [...]

August 19th, 2012 | Posted in English News,Media,slidernews,Wararka,Xulashada | Read More »

Qurbahaan Jiraa, Wallaalkay Ama Aabahay Oo Dalka Jooga Ayaa U Shageeya SNM Iyo SSDF Kana Ah Horgale, Waana Taagersanahay!!!(Maqaal+Warbixin)

Maqaal-Qiimo-Badan

Buuhoodle(Boocame Online)Sida aynu ka warhayno dad badan oo u dhashay gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn ee  maamulka Khaatumo State ayaa ku wada nool dalka dibadiisa”Qurbajoog”, Yadoo markii horeba maamulka Khaatumo State laga dhisey London,Uk shirkii Khaatumo1 na lagu qaban qaabiyay magaalada, Hadana shirkaasi ahaa fikir kasoo go’ay qurbajoogta u dhalatey gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn. Shirkii Khaatumo1 [...]

August 17th, 2012 | Posted in Maqaalo,slidernews,Xulashada | Read More »

Tv Ga Universal Oo Wali Si Sharci Daro Ah Uga Shaqeeysanaya Gudaha Deegaanada Khaatumo State, Iyo Horgale Saxaafadeed Oo Uu Hada Ka Shaqo Galiyey Magaalada Buuhoodle(Full Warbixin)

UniversalTV

Codsi ka socda dhamaan cuqaasha,waxgaradka,isimada,Bahda Saxaafada Iyo Bulashada qeybaheeda kala duwan ee ku dhaqan gobolada iyo deegaanada gudaha maamulka Khaatumo State, gaar ahaan Gobolka Cayn. Waxay cabashadu tahay Tvga Universal oo wali wada dhaqan xumadii uu uga dhex shaqeysan jirey gudaha gobolada maamulka Khaatumo State. Waxaa horey u jirtey in tv gani sii daayey waxyaabo [...]

August 1st, 2012 | Posted in slidernews,Wararka,Xulashada | Read More »

Shirkada Telesom Iyo Waxtarkeeda Gobolada Sool,Sanaag,Cayn Ee Khaatumo State(Warbixin+Sawiro)

telesom-150x90

Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa dhamaan umada reer Khaatumo State in shirkada Telesom tahay shirkada kaliya ee dalka oo dhan si toosa uga hawl gasha. Waxaan si gaara ugu soo gudbineynaa umada reer Khaatumo State, in shirkadi tahay shirkada kaliya ee dalka iyo dadkaba u shaqeeysa, waxaana sidoo kale xusuus mudan in la ogaado in [...]

July 28th, 2012 | Posted in Barnaamijyada,slidernews,Wararka,Xulashada | Read More »

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...