Home » Maqaalo
You are browsing entries filed in “Maqaalo”

Waxa Laga yaabaa Inbadan oo ka mid ah dadka Sool, Sanaag Iyo Cayn In ay raalli ku noqdeen inay u shaqeeyaan Maamulada Puntland iyo Somaliland, iyagoo naftooda ku qancinaya Mushahaari ayaa tahay, waa dowladadaadii, waxbaad la qaybsanayaa iyo siyaasada lagu naanayso foofoo soo hoyo. Balse Xaqiiqadu waxay tahay, sida dhabta ah qofka banii aadamka ahi [...]
January 31st, 2013 | Posted in Maqaalo,slidernews | Read More »

Horgalayaashuu Ma Garan Waayeen Inay Furtaan Urur (Xisbi) U Gaara? , Halka Ay Soo Xambaarayaan Xisbiyada Beelah Ciise Maxamuud (Horseed) ama Kulmiye (Habarjeclo)!! Boocame Online- Waxaan la yaabay markaan ka akhriyay websiteyada reer Faroole in Horgale Puntland ah ee ku abtirsada beelaha SSC (Khatumo) uu Xafiis uga furay Xisbiga reer Faroole ee Horseed Magaalada Buuhoodle! [...]
January 29th, 2013 | Posted in Maqaalo,slidernews,Wararka | Read More »

Boocame Online- Bismalli asalamu Caleykum wa Raxmatullahi wa Barakaatuh. Inkastoo aanan Qoraa ahayn, Hadana Caawo waxaan Jeclaystay In aan Bulshada Reer Khaatumo La wadaago talo iyo hoga tusaalayn aan is leeyahay Hadii ay wuxuun Ka qaataan, Horumar iyo xorriyad waynu Hanan karnaa. Qodobada aan ku salayn doono kuna falanqaynayo Maqaalkan waxa ka mid ah 1. [...]
January 3rd, 2013 | Posted in Maqaalo,slidernews,Wararka | Read More »

Boocame Online- Akhristow Intaadan iswaydiin,Maxaa dawladda kismaayo iyo maamul usamaynteeda kaga xiran? Waxaad iswaydiisaa Maxay Dawladdu u saartay 4,5 oo ahaa kii lagu soo doortay dawladdan? Haddaba Dawladdu waa ay ku khasbantahay in ay maamul u samayso hoostaga kana amar qaata inta aaney shacabka ku nool jubbooyinka samaysan maamul goboleed u gaar ah,sida kuwa ka jira [...]
December 31st, 2012 | Posted in Maqaalo,slidernews,Wararka | Read More »

Baro kicinta iyo Argagaxgalinta Waa Siyaasaddii USC iyo SNM-ta Ee Daroodka Wadanka Soomaaliya looggaga Saaray: Taariiqdda: Goboladda Waqooyigga Iyo koonfurta Soomaaliya: Marka aan eego Taariiqda Goboladda Waqooyigga,Koonfurta,Galbeedka Soomaaliya Waxaa jirta Taariiq dheer oo taxana ah oo u dhaxaysay dadka degan gobolaadaas Taariiqdaas oo leh Nabad iyo Colaadba Reer Guuraagga Taariiqdan ayaa Waxaan odhan karnaa Waxay [...]
December 3rd, 2012 | Posted in -,Maqaalo,News,slidernews,Wararka | Read More »

Sida taariikhdu xaqiijisay Gumaysigii Ingiriis kuma talo gelin in maanta cidi ka noolaatoo Dhulbahante. Cudur iyo hub gumaada dad iyo duunyo lama hadhin. Cudurro badan buu degaanka Dhulbahante ku beeray,kuwaas oo dad iyo duunyo gumaada amma si ba’an u wiiqa. Hub iyo ciiidan ayaa dhul iyo cir lagu xasuuqay. Degaankii waxaa hadiyad loo siiyey Wagaashe [...]
November 30th, 2012 | Posted in Maqaalo,slidernews,Wararka | Read More »

Maqaalkeenu maanta waxa uu ku saabsan yahay sababta ilaa maanta Laascaanood looga ridi-la-yahay Heeryada saaran ee ku habsatay mudada 5 sanadood,? Waxaa iyana isweydiin leh maxay tahay sababta reer Buuhoodle ay deegaankooda sida layaab kaleh ugu difaaceen?. Wuu odhan karaa akhriste ka soo jeeda deegaanka SSC maxaa maqaalkan qalinka lagu balaadhinayo Laascaanood sidan loogu soo [...]
November 28th, 2012 | Posted in Maqaalo,slidernews,Wararka | Read More »
Maqaalkan waxaa la qoray shano iyo badh ka hor Nov 03, 2006 By:sscayn.com Faallo(sscayn.com):-Gobolka Sool oo ka mid ah 5tii Gobol ee saldhiga u ahaa dhismihii Puntlnad sanadkii 1998,ayaa u muuqda mid xaaladiisa Maamul iyo kala danbayneed ay hada maraso meel hoose,iyadoo xaalku marayo halkii ugu danbayse,taasi oo ka dhalatey Faraglin aan Cadaallada ku [...]
November 28th, 2012 | Posted in Maqaalo | Read More »

Jilibkaygga ayaan daacad u ahay Waa Waxa Dowladda la’aanta na dhigay Gobolka Sool (shifo lagala Quusay) Maqaalkan Ayaa Waxaan ku eegaynaa Dhibaatadda ay Qabyaaladda Hoose ee Degaanadda Khaatumo ay ku Hayaan Nafsadoodda iyo Maamul Walba oo damca in uu wax ka qabto Degaankan. Dhacdadii ka dhacday Shalayto Degaanadda Xudun ayaa Waxay tusmo u tahay Muqaalka Dhibaatooyinka [...]
November 27th, 2012 | Posted in Maqaalo,News,slidernews,Wararka | Read More »

Boocame Online- Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, Akristaha sharafta badanoow, safarkeygii aan dhawaan wadankeenii hooyo ku tagay (August 6, 2012-illaa-September 6, 2012). Waxaan ku so booqdey qeeybo ka mid ah gobollada dalka, oo eey ku jiraan gobollada waqooyi ee Soomaaliya-Caalamiyan-,ee loo yaqaano [...]
November 24th, 2012 | Posted in Maqaalo,slidernews,Wararka | Read More »