Home » Media You are browsing entries filed in “Media”

(Daawo)Banaanbixii lagaga soo horjeeday afduubka lagu sameeyay reer Woqooyiga

ImageProxy (7)

BoocameOnline Banaanbax lagaga soo horjeeddo Siyaadda Dowladda Federalka Ee Arimaha Waqooyiga Soomaaliya.

May 8th, 2013 | Posted in Media,News,slidernews,Wararka | Read More »

Daawo Xil wareejintii, Qudbadihii iyo Barnaamijkii Taleex{VIDEO}.

23

Halkan hoose ka daawo guud ahaan warbixinihii iyo xafladii shalay ee caasimada Taleex, iyo sidii ay xilka ula kala wareegeen Madaxdii. (Halkan Kadaawo Muuqaal) Daalacatey :3693

April 28th, 2013 | Posted in Media,News,slidernews,Wararka | Read More »

Profile: Amb. Amina Mohamed

Amina111

Tuesday, April 24, 2013—Ambassador Amina Mohamed is a committed international civil servant who has had a distinguished career in both public and foreign service. She has served in strategic government positions and been elected to key international positions. Her work experience in over twenty six years covers a broad spectrum of domestic and international assignments. [...]

April 28th, 2013 | Posted in Media | Read More »

(DegDeg) Siilaanyo oo Heshiis Shidaal baaris la saxiixday Shirkadda Norwagian Oil iyo DNO International Magaaladda Washington DC

ki

Siilaanyo oo Heshiis Shidaal baaris la saxiixday Shirkadda Norwagian Oil iyo DNO International. Sidda ay ku soo waramayso Shabakadda (StockMarketwire) Waxaa Magaaladda Washington DC ee Wadanka Maraykanka heshiis ku kala Saxiixday Horjoogaha Jabhadda SNM Ee Oday Siilaanyo iyo Agaasimaha Guud Ee Shirkadda DNO Bijan Mossavar Rahmani Waxayna ka wada qayb galeen Xafladda lagu Qabtay magaaladda [...]

April 23rd, 2013 | Posted in Media,News,slidernews,Wararka | Read More »

Awdal for Somalia

amin

Jaaliyadda Reer Awdal oo Cod Dheer Ku muujiyay Taageeradda Midnimadda Soomaaliya iyo inay u taagan yihiin Xuquuqda Dadka Reer Awdal. Daawo TV Qaranka oo Barnaamij ka soo diyaariyay Shirka Jaaliyadda. Daalacatey :2460

April 22nd, 2013 | Posted in Media,News,slidernews,Videos,Wararka | Read More »

DAAWO | Hees Cajiiba Oo Loo Qaaday Buhodle |HD

CAQILKA

Fanaanka Da,da yar Ee Saleebaan Faarax Cali ( Saleebaan Caaqil ) Oo Hees Cajiiba usoo qaaday Magaalada BUUHOODLE Ee Xarunta Gobolka Cayn Daawasho Haboon .   Boocame Online  Daalacatey :4174

April 16th, 2013 | Posted in Media,slidernews,Videos,Wararka | Read More »

DAAWO | Awliyo Oo Weeraray kooxda Al-shabaab

awliyo-300x300

Abwaan Maxamed Xuseen Awliyo Oo kooxda Al-shabaab Ku Eedeeyay inay Tirtirayaan Fanka iyo Afka Somaliyeed Daawo. Boocame Online   Daalacatey :2189

April 14th, 2013 | Posted in Media,slidernews,Videos,Wararka | Read More »

Jabhadayntii (SNM) Maxay Reer Khaatumo ka baran karaan (video)

snm

BoocameOnline Waa Muuqaal Waraysi ah oo dheer oo lala yeeshay Nin la Yiraahdo Muusse Biixi oo ka Mid ah garabka Midig ee Siilaanyo oo TV SNM Ee HCTV uga Waramaya Taariiqddii Fuusha Xumayd Ee Jabhadda SNM ku Soo galeen Waqooyigga Soomaaliya gaar ahaan Magaaladda Hargaysa. Waraysiggan oo lagga Dhex bixi karo Waxyaalo badan ayaan Waxaan [...]

March 15th, 2013 | Posted in Media,News,slidernews,Videos,Wararka,Waraysi | Read More »

VIDEO: Madaxwayne C/nur Biindhe & Waraysi Xasasiya + Arimo badan.

biindhe

Madax wayne Cabdi Nuur cimi Biindhe Oo baryahanba safar shaqo ku joogay magaalada Moqdisho ee caasimada Dalka soomaliya,ayaa Tvga calimaga ah Ee somalisat Xafiiska magaalada Moqdisho waraysi Uu siiyay kaga xog waramay shada uu qabtay inta Uu joogay gaalada moqdisho. Madaxweynha aya sidoo kale ugu baqay dhamaan golayaasha katirsan dowlada khaatumo in ay ka soo [...]

February 19th, 2013 | Posted in Media,slidernews,Wararka | Read More »

VIDEO:Ninka loo qabtey dilka Sh. C/qaadir Gacamey & xiligii la qabanayey (DAAWO)

dilki_sheekha81

Baraha Internet-ka ayaa lagu soo bandhigay video muuqaal ahaan aad u liita oo mobile lagu duubay oo muujinaya muuqaalka ninka loo haysto dilkii Sheekhg C/qaadir Nuur Faarax (Gacamey), waxaana ninkan oo ah nin dhalinayaro ah la sheegay in ay qabteen dadka xaafada Masjidka Sheekha lagu diley, iyadoo wiil uu dhaley Sheekha oo ninkaasi eryaday uu [...]

February 15th, 2013 | Posted in Media,slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...