Home » News You are browsing entries filed in “News”

Kenya oo horumar ku tilmaamtay Madaxweynaha Jubbaland Hiiraalana ku sheegtay mashruuc Xamar ka yimid oo qas ah

kdf1

Saraakiil ka tirsan ciidamada Kenya ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay ku dhawaaqida Madaxweynaha Jubbaland. Afhayeenka ciidamada Kenya Cyrus Oguna oo ka hadlaya doorashada Axmed Madoobe ayaa sheegay in waxa ka soo baxay shirka Soomaalida dadaalka badan galiyeen uu yahay arrin mudan in loo sacab tuma. (KDF spokesman Cyrus Oguna hailed the election of Madobe [...]

May 20th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Daawo Xaflado Jubbaland Lagu Taageeray Iyo Igad Jubbaland Aqoonsatay (Video)

kisima26

  Daalacatey :546

May 20th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Daawo Video Snm Oo ku Fashilantay Ceerigaabo 18May Iyo Maalinta Nadaafada Khaatumo oo Laga xusay

Waxaa Shalay magaalada Ceerigaabo Ee Maamulka Khaatumo  Laga xusay maalinta Nadaafada Gobolada SSC Ee 18ka May,Waxaana fashil wayn kala Kulmay Meeshiyaadka SNM Ee kusugan magaalada Ceerigaabo. Waxaana Gudaha Magaalada Ceerigaabo shalay laga dareemayay Jawi kacsan kadib Markii Maleeshiyaadka SNM Ay isku Dayeen Inay ka hotgaraan dadkan shacabka Ee maalinta nadaafada Xusayay magalaada ceerigaabo,Waxaana Jidadka Magaalada [...]

May 19th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

DAAWO VIDEO:-Xaabsade Oo Isku Dhex yaacay Hadal”Maamulka Silanayo ka Xanaqeena Ku An Baday

xaabsade-miyaa-150x150

Horgal Xaabsade:”Reer Laas Caanoodow, SNM  waa diideen, Madaxweynihii Somalia waa adin diiday. Halkee aadasaan??? Shacabkii LaasCaanood oo Ku Jawaabay, Waxaanu aadanaa ”Khaatumo State of Somalia”. Halkan Ka Daawo Video Daalacatey :4279

May 19th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Al-Shabaab oo soo saartay Bayaan ay kaga hadlayaan Hadalkii Sheekh Xasan Daahir iyo Khilaafka dhaxdooda kajira

images

Bayaan kasoo baxay Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay looga hadlay qoraallo dhowr ah oo maalmihii lasoo dhaafay war-baahintu deysay kadib markii ay masuuliyiinta Shabaabka awooda ku leh ee diidan afkaarta Axmed Cabdi Godane ay shaaciyeen dhibka taagan ee masuuliyaiisa ay ku sheegeen in Godane uu leyahay. War-saxaafadeedka Shabaabka ayaa ciwaan looga dhigay, “Muslimiinta oo looga [...]

May 19th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

(Daawo) Aqoon Yahay Hilowle “Dowladdu Waxay Jubbland Ka Abuuraysaa Carqalad”

news22-300x2403

Aasasayaasha dowladda goboleedka Jubbaland ayaa si weyn u dhaliilay siyaasadda dowladda federalka ee ku wajahan arimaha Jubbaland. Hilowle Aadan Maxamuud oo kamid ahaa aqoon yahanadii ka qayb qaatay dhismaha Jubbaland oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa si weyn u cambaareeyey siyaasadda dowladda federalka ee arimaha Jubbooyinka iyo Geddo, waxa uuna sheegay in dowladdu ay Jubbland [...]

May 19th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Dhalinyarada Somaliyeed Ee Tahriibta Oo Ku Dhamaatay Buuraha Qabow Ee U Dhexeeya Iran Iyo Turkey

buuro-150x150 (1)

Dhalinyarada Somaliyeed oo iyagu Saluugay Dalkooda Hooyo kadib markii ay arki waayeen horumar  ay ka faa’iidaystaan ayaa Dhalinyaradu waxa ay bilaabeen inay qaab kasta oo suura galah uga baxaan Dalkooda iyaga oo mararka qaar isku miineeyo Dhul adag oo aysan waxba ka noqon oo ay ku halaagsamaan. Tahriibayaasha Somaliyeed oo waayadii hore Dalka Tukey ka [...]

May 19th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Top Picturs | Jaaliyada Khatumo State Ee Uk Oo Siway Uxusay Maalinta Nadaafada 18 May Daawo

IMG_42321

jaaliyada Maamulka Khaatumo State ee cariga Uk ayaa si wayn u xusay 18 May maalinta Nadaafada deegaamada SSC waxaana kasoo qayb galay xuskan Xubno kamida ah gudiga jaaaliyada Khaatumo State ee magaalada London iyo dadwayne kala duwan oo kayimid xaafadaha magaalada London ee magaalo madaxda boqortooyada ingriiska halkaan ka daawo sawirada. Lasoco Goordhow Full Video [...]

May 19th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD

IMG_8740

Muqdisho, 17, May, 2013….. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay wafti ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey booqasho ku joogay magaalada Muqdisho. Waftigaan imaatinkiisa Soomaaliya waxa lagu [...]

May 18th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Bashiir Goobe iyo Pro. Samatar oo xillakoodii dad kale loo dhaariyay

123

Kulankii Maanta xildhibaanada Soomaaliyeed ay ku yeesheen Xarunta golaha shacbiga ayaa waxaa lagu dhaariyay xildhibaano cusub oo barlamanka ku soo biiray. Xildhibaanadan ayaa tira dooda waxa ay gaarayeen Labo Xildhibaan waxaana lagu hordhaariyay Barlamanka ka hor intii aan laguda galin kulankii maanta. Xildhibaanadan cusub ayaa waxa ay bedeleen boosaskii Generaal Bashiir Goobe oo ah hada [...]

May 18th, 2013 | Posted in -,slidernews,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Surgo,: Waad ku mahadsantihiin, baraarujinta iyo iftiiminta yoolka siyaasadeed ee madaxweynaha cusub, waxaase ka...
  • khatumo: We are with you Dr Xabeeb
  • Axmedsomali: iiidoor somali ceebee……… 230; walee………R 30;….. waaa laba...
  • Axmedsomali: Walee somalidiidka ilma Koofil, ama ilma Gunter gabalkoodii waa dhacay , Sayid maxamed baa horey u...
  • Axmedsomali: Waxa kaliya ee laga sugayo beesha jaamac siyaad waa 1.in somalidiidka Gabalkoodii dhacay runta u sheegan...