Boocame online » News
WAR HADA AH:-Diyaarad Meliteri Wada Oo Caga Dhigatay Kismayo
Waxaa Saacadihii la soo dhaafay ka tagay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho diyaarad, waxayna sidaa agabka Militari ay gaarsiisay Ciidamada Dowladda ee Magaalada Kismaayo ku sugan.
Diyaaradaan ayaa waxaa kaloo la socda Saraakiil ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Militariga ee Dowaldda, waxaana lagu wadaa in maal maha soo socda ay ku nagaadaan Magaalada Kismaayo.
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General Daahir Aadan Cilmi “Indha qarshe”, ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu gaaray Magaalada Kismaayo.
General Indha qarshe ayaa waxaa lagu wadaa inuu Magaalada Kismaayo kula kulmo Ciidamada Dowladda ee ku sugan, mana cadda waxa uu kala hadli doono.
Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka soconaaya dhaq dhaqaaqyo isdiidan, iyadoo xaalada Magaalada Kismaayo ay cagaha la sii galeyso xaalad adag, haddii aan laga hortaggin wax yaabaha sii hurinaaya xaalada Kismayo.
Feysal Cali Waraabe oo sheegay in uu diinta Islaamka ka baxay ruuxii dadaal u gala Midoobida Soomaaliya.
Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland oo wareysi siiyay idaacad afka Soomaaliga wax ku baahisa oo ku taalla Australia ayaa waxa uu sheegay in aysan waxba is-dhaamin kuwa ka baxay diinta Islaamka iyo kuwa diidan gooni isu taagga Somaliland.
“Qolyha diinta Kirishtanka faafinaya ee Somaliland aan maalin kasta ku ciqaabno iyo kuwa isku dayaya in ay ka qeyb qaataan barnamijyada lagu raadinayo Soomaaliya oo midowda waxba isma dooriyaan”, Feysal ayaa ku celceliyay.
Hadalkaasi oo ah mid dhibaqta hor-leh abuuri kara saameynna ku yeelan kara siyaasada siyaasigaan ee Mustaqbalka ayaa waxaa su’aal ka keenay wariyiihi wareysanayay oo weydiiyay mar kale in uu ka baqayo hadalka uu ku dhawaaqay saameynta uu yeelan karo isaga oo ku adkeesta kuna celiyay in ninkii hor istaga qadiya Somaliland iyo nin ridoobay ay isku mid yihiin.
FeysalCali Waraabe ayaa waxa uu u muuqdaa nin ay si aad ah uga daadegtay qadiyada Somaliland, hasa yeeshee lama oga sida hadalkiisaan oo dhawaan soo baxay uu u saameyn doono sii socoshadii wada hadala Sooomaaliya iyo maamul gobaleedka Somaliland oo isgu uu qeyb ka ahaa xubnaha ka qeyb qaata wada hadalada.
Xaalladda Kismaayo oo Caawa calawsan iyo Ciidamo ku labisan dares cusub oo gaaf-wareegaya Xaafadaha
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in Gabi ahaan Magaallada laga dareemaayo Xaaladdo adag, iyadoona Galab dhicii Waddooyinka lagu daadiyay Ciiddamo ka labisan Darees nooc kale oo aan horay loogu arkin Ciiddamadda Kismaayo wada jooga.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Magaallada laga dareemaayo xiisado dagaal oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee Kismaayo kusugan iyo kuwa Kooxda Raaskanbooni uu Hogaamiyo Sheekh Axmed Madoobe, waxaana la arkaaya Ciiddamo baaraaya Gawaarida Raaxadda iyo kuwa kale.
Dhaqdhaqaaqa ay wadaan Ciiddamadda ayaa waxaa xiligani si weyn looga dareemayo Magaalada Kismaayo ciidamada Labada dhinac ayaana kujira heegan iyo difaac iyadoo laga cabsi qabo in uu dagaal ka dhax qarxo labada ciidan ee siyaasada kala duwan ku jooga Kismaayo.
Dhaqdhaqaaqa iyo cabsi galinta Ciiddamadda labada dhinac ayaa waxa ay imaaneysaa Xilli uu maanta warbaahinta ka shaaciyay Afhayeenka maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar sheegayna in Ciiddamadda Maamulka ay ku jiraan diyaar garoow ay ku muujinaayan Awoodooda.
Afhayeenka maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar, ayaa sheegay inay iska celinaayaan Ciiddamada Dowladda, wuxuuna si cad u sheegay in Ciiddamadda ay galiyeen heegan isla markaana diyaar u yihiin wax waliba ee kaga imaada dhanka Dowladda.
Si kastaba ha ahaatee, Magaallada Kismaayo ayaa waxa ay caawa ku jirtaa marxalad aysan horay u galin, iyadoona magaallada ay dhex meereysanaayaan Ciiddamadda Raaskambooni oo raxan raxan u socda, mana cadda sida ay isku bedeli doonto caawa.
War deg deg ah: War -saxaafadeed ka soo baxay Dowlada Jubaland State(Akhriso)
UBBALAND STATE OF SOMALI
PRESS RELEASE
Statement from Jubbaland State of Somalia
Despite the IGAD Summit communique of the 22nd Extra-ordinary session on the situation in Somalia, Mogadishu is still provoking the Jubbaland Administration to catalyze insecurity, hostility and animosity among the clans, which will eventually result in the Jubbaland community give up in shielding Al-Shabaab from Jubbaland regions. This gives the impression that Mogadishu is willingly departing out its focus from Al-Shabab and other community healing process. It’s unfortunate that all the energy and resources of Mogadishu given by the international donors for the last 6 months are focused on contesting Jubbaland community achievements.
It’s regrettable that Mogadishu is not observing the agreement reached in Addis Ababa, which its party to. Jubaland State Administration appeals IGAD and other peace loving International Community enforce Mogadishu to refrain from further inflaming the delicate situation until the political process is completed.
The people of Jubbaland through their traditional and political leaders, decided to establish their Regional Federal State in accordance with the Provisional Federal constitution of Somalia. The decision to establish Jubbaland State was reached after years long all inclusive, transparent and democratic process, which was supported by IGAD.
Therefore, under the circumstances, Jubaland State will ensure to safeguard its own security and the delicate process achieved through IGAD grand stabilization process and local community participation. We also urge speedy implementation of IGADs communique issued yesterday.
The new Jubbaland Administration welcomes the IGAD’s proposal for peace and reconciliation dialogue among the Jubbaland State and Mogadishu facilitated by IGAD. However, such dialogue should take place in a neutral venue accepted to all the parties concern.
The Jubbaland Administration urges the Mogadishu, IGAD, AU and the International Community to devote all efforts and energies to the war against Al-Shabaab terrorism in Somalia, instead of wasting time and resources on non-existence conflict in Jubbaland.
Mohamed Nasser +252-618836675
—————————–END—————————–
Halkan ka eeg warsaxaafadeedka
Daawo: Kismaayo waa laygu Dhalay, Waan Udhashay & Sawirka Caawa
Farshaxanka wayn ee Soomaaliyeed Amin Arts ayaa Sawir Xiiso badan kasameeyay Arimaha Magaalada Kismaayo Kataagan.
Sawirkaan Ayaa wuxuu Amin Arts kaga hadlay Sida laysugu Haysto magaalada Kismaayo iyo habka loogu Loolamahyo.
Arimaha Xiis badan  ee Laga sameeyay Xurgufta Magaalada Kismaayo  ayaa waxaa loo Qaybiyey Dhowr Arimood
OBAMA OO ISTICMAALIDA DIYAARADAHA DRONESKA KU TILMAAMAY MID ISDIFAACID AH.
Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa khudbad uu jeediyay kaga hadlay arinta Muranka badan dhalisay ee adeegsiga diyaaradaha Droneska,isagoona sheegay in adeegsiga Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee (Drone) loo yaqaan ay tahay difaacida danaha Mareynkankanka.
Barack Obama Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in ay lama huraan tahay in Maraykanka uu adeegsado diyaaradahaasi, marka ay kooxaha khatarta ku ah Maraykanka ay ku sugan yihiin wadamo kale isla markaana ay dowladahaasi aysan waxna ka qaban karin.
Obama ayaa hadalkaan ka jeediyay National Defence University,wuxuuna shacabka u cadeeyay in diyaaradaha aan cidi kaxeyn goobo cayiman ay ka geystaan duqeymaha.
Obama ayaa ku tilmaamay duqeymaha diyaaradahan kuwo ay Maraykanka isku difaacayaan, wuxuuna sheegay in ay hada wixii ka bilowda xadidi doonaan adeegsigan diyaaradahan, si loo yareeyo khasaaraha shacabka kasoo gaara duqeymaha ay diyaaradahan geystaan.
Mareynkanka ayaa duqeymo ka geysta wadamo badan oo ku sheegay inuu ku tuhunsan yahay rag lala xariinayo inay ka tirsan yihiin waxa loogu yeero argagixisada,waxaana ka mid ah wadamada Mareynkanka uu duqeeyo,Soomaaliya,Yemen,Afgaanistan,Bakistan iyo wadano kale oo Qaarada Africa ku yaalo.
Fooziya Yuusuf X. Aadan oo waraaq u dirtay Ethiopia ugu baaqday in maamulka SNM ay ula dhaqmaan Jabhad ahaan.
Warqad ka baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa waxaa la gaarsiiyay Dowladda Ethiopia, taasoo ku saabsan Arrimaha Maamulka SNM
Xog aan ka helnay Mid ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in Wasaaradaasi ay Dowladda Ethiopia u dirtay Warqad ku saabsan inay jarto Xiriirka adag oo ay siineyso Maamulka SNM, iyadoona Warqadaasi lagu qoray in Dowladda Ethiopia ay Maamulka SNM ula dhaqanto si aan waafaqsaneyn Nidaamka iyo Heshiisyadda labada Dowladood ay kala saxiixdeen.
Sidoo kale, Xogta Shabakadda ay heshay ayaa sheegaya in Warqadaasi lagu qoray in Dowladda Ethiopia ay si dadban u baayaceyso Axdiyadii ka dhexeeyay Labada dal, waxaana sidoo kale, lagu xusay in SNM ay Beesha Caalamka u aqoonsan tahay Maamul ka tirsan Somalia,sidaa waxaa lagu qoray Warqadii ay Dowladda gaarsiisay Ethiopia.
Dhanka kale, Qoraalka Dowladda Somalia ee gaaray Dowladda Dhigeeda Ethiopia, ayaa waxa uu muujinaaya in Xukuumadda Somalia, ay qaadeyso Tallaabooyin ay Maamulka SNM uga soo xir-xireyso Caalamka, waxa uuna imaanaya Xilli ay Maamulka SNM shaacisay inay Somalia inteeda kale ka madaxbanaan tahay.
Si kastaba ha ahaatee, Waxaa arrintaasi weli ka jawaabin Xukuumadda Ethiopia, oo muddooyinkaani adkeyneysa Calaaqaadkii kala dhexeeyay Dowladda Somalia.
DAAWO SAWIRADA Rabshado Xoogan oo ka dhacay Xaafada Soomaalida ka dagan tahay Magaalada Stockholm
Dhoorkii Habeen ee lasoo dhaafay waxaa rabshado xoogan kasocdeen xaafado kamid ah Caasimada Dalka Sweden ee Stockholm gaar ahaan Xaafadaha ee ku badan yihiin dadka ajaaniibta ah ee kunool Dalkaasi.
Dhalinyaro careesan ayaa xaafada Husby waxa ee ku gubeen gawaari badan iyo goobo ganacsi iyadoona Rabshadaha ee noqdeen kuwa habeebna habeenka ka dambeeya sii xoogeesta kuna faafa xaafado kale oo dhoor ah.
Dadkan Rabshadaha wada ayaa la sheegay in ee ka careesan yihiin Shaqo la’aan halka Warar kalana sheegayana in ee ka caroodeen in Oday ah ay dileen Ciidamada Booliiska ee Magaalada Stockholm.
Rabshadihii ugu dambeeyay ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ee ka dhaceen xaafada Rinkeby oo ah xaafad ee ku badan yihiin Soomaalida waxaana halkaasi lagu gubay gawaari dhoor ah , Soomaalida ayaana la sheegay in saameyn xalay ku yeelatay rabshadahaasi.
Soomaalida kunool Xaafadaha ee rabshadaha kasocdaan ayaana ahaa kuwa habeenadan aan banaanka usoo bixin guryahooda dhaxda ka xirtay iyagoo ka cabsi qaba in ee saameyn ku yeelato rabshadaha kasocda Halkaasi.
Maxkamadd Qaraar Adag Kasoo Saaray Baahinta Sawiro Laga Qaaday Meydii Osama Bin Laden
Maxkamadda rafcaanka ee federaalka Maraykanka ayaa xukun kasoo saartay maalinimadii salaasadii toddobaadkan in la baahiyo siro waa weyn oo ah 50 sawir oo muujinaya dilkii Osama Bin Laden iyo sidii maydkiisu u ekaa markii ciidamada Maraykanku qudha ka jareen bishii May ee sanadkii tagay 2011.
Xukunkan oo ay soo saareen saddex garsoore oo ka tirsan maxkamadda rafcaanka ee degmada Columbia ayaa waxa lagu mamnuucay codsi ka yimi kooxo sawirradaas hayey oo dalbaday in loo fasaxo baahintooda.
Garsoorka Maraykanka ayaa sheegay in aan la baahin karin sawirradaas laga qaaday Osama bishii May ee sanadkii 2011 waqtigaas oo ciidamada Maraykanka oo si khaas ah u tababaran ku dileen guri uu ka deganaa magaalada Abbottabad ee dalka Pakistan.
Maxkamaddu waxay aqbashay codsi uga yimi maamulka Maraykanka oo sheegay in sawirradan yihiin qaar halis ah oo abuuri kara rabshado iyo mudaharaadyo dalkooda khatar gelin kara, kuwaas oo laga yaabo inay dhigaan dadka muslimiinta ah ee ku dhaqan dalkaasi.
“Wax muran ah kuma jiro in dawladdu xaq u leedahay ilaalinta sawirradan kana hortago khatar kasta oo ay dhalin karaan, sidoo kalena ilaaliso wax kastoo kasoo horjeeda danaha dadka Maraykanka ah” sidaas waxaa lagu yidhi qaraarka maxkamaddu ku mamnuucday shaacinta sawirrada meydkii Osama Bin Laden.
Sidoo kale waxa ay maxkamaddu ku amartay hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA-da inay ka reebaan xeerka xorriyada xaqa cabbirista rayiga iyo in shacabku helaan dokumantiyada ay dowladdu u baahan tahay.
Sawirradan ayaa la sheegay inay si gaar ah u muujinayaan meydkii Osama oo yaal gurigii lagu dilay markii lasoo qaaday ee la saaray markabka iyo sidii badda loogu aasay.
Video: Wiil Soomaali Ah Oo Ubax Dhigay Goobtii Askariga lagu Dilay london
Wiil Soomaali ah laguna magacaabo Ahmed Jaamac da´diisana lagu sheegay 26 jir ayaa waxa uu noqday shaqsigii ugu horeeyay ee dhigay ama Ubaxa saaray goobtii lagu dilay askariga u dhashay dalka Ingiriiska ee Maalintii Arbacada aheyd Lagu dilay Xaafadda Woolwich ee Koonfur Bari ee Magaalada London.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sidoo kale Qaar Kamid ah Shacabka Ingiriska oo awalba qarsan jiray naceeybka ay u qabaan Islaamka ayaa waxa ay ku mar-marsiyoodeen dilkii magaalada London loogu geeystay mid ka mid ah ciidamada Milatariga dalka Ingiriiska oo labo nin ay ku dileen Xaafadda Woolwich ee Magaalada London .
Dadkaan oo qaarkood wajiga soo qarsaday waxa ay weerareen Masaajid kuwaas oo ku dhawaaqayay hadalo lidi ku ah dadka Islaamka ah ee ku nool gudaha dalka Ingiriiska iyo dawlada Ingiriiska . Ciidamada Booliiska dalka Ingiriiska ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ah ragii weeraray Masjidka.
R/Wasaaraha dalka Ingiriiska Mr.David Cameron oo warbaahinta la hadlayay waxa uu sheegay in weerarka dhacay aanan lagu qaadin kaliyah dalka Ingiriiska balse raga geeystay ay ahaayeen kuwo magaca ka xumeenaya Muslimiinta ku nool dalka Ingiriiska.
Wiilasha Midida ku qaarajiyay Askariga Ingiriiska ah ayaa ku dhashay gudaha dalka Ingiriiska balse waxa ay asal ahaan ka soo jeedaan dalka Nayjeeriya . Ciidamada Sirdoonka dalka Ingiriiska ayaa shaaciyay in raga dilka geeystay ay yihiin kuwo mudo dheer la ogaa inay faraha kula jiraan falal Argagixiso balse la yareesan jiray hab dhaqankooda.
Wiilashaan oo la dhaawacay waxaa la dhigay Isbitaal ku yaala gudaha dalka Ingiriiska waxaana iminka socda baaritaan dheer maadaama looga shakisan yahay inay xiriir hoose la lahaayeen ururka BOKA HARAM oo ka dagaalama gudaha dalka Nayjeeriya kaas oo moowqif ahaan taageersan ururka Al Qaacida.
Duqa magaalada London Mr.Boris Johnson oo Saxaafada la hadlayay ayaa carabka ku dhuftay inay heestaan Booliiska dunida ugu wanaagsan waliba sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku soo ogaan doonaan sababta ka dambeeysa falkii lagu qaarajiyay Askariga Ingiriiska ah.