Boocame online » slidernews
Daawo:- Ciqaabta Ciidamada Asaad Syria Ay Marsiiyaan Shacabka Syria ( Waxaan Kaaga Digaynaa Inaad Daawato Waxaa Ku Jira Muuqaalo Aad Ku Miyir Doorsoomi Karto).
Wali waxa Dalka Syria ka socda Kacdoono loogasoo hor jeedo Xukuumada Dalka Syria Asaad. Kacdoonadan oo markii hore ku bilaabmay  Qaab Salmi ah aya aisu badalay Kacdoono hubaysan kadib markii Ciidamada sida xooga u taageersan asaad ee Calawiyiinta ay Shacabak syria si aan arxan lahayn ula dhaqmeen.
Muuqaalkan hoose aya ah mid aad u dhibaya Daawadaha waxana uu khatar u yahay qofkasta waxana uu igu sii daranyahay Dadka Yaryar ee Hooyooyinka Fadlan ha daawan waxa adhici karta in Qofka Daawadaa uu Miyir doorsoomo.
Fiiro: Video si aad u daawato waa inaad Galisaa Gmail kaaga si loo hubiyo Da’daada, hadii uu caadi u furmo Waanu ka Cudur Daaranaynaa Wanuna Kaaga Digaynaa.
(Halkan Kadaawo)
Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Ka Doodaya Mooshinkii Saacid Iyo Xukumadiisa Lagu Ridi Lahaa
Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya Mooshinka laga keenay xukuumadda R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid sida uu warbaahinta u xaqiijiyey agaasimaha guud ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Cabdi Ciyow,wuxuuna tilmaamay in gudoonka baarlamaanku uu iclaamiyey in maanta oo Arbaco ah ay xildhinaanadu ka doodayaan Mooshinkaas.
Agaasimaha guud ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Ciyow ayaa sheegay iney filayaan inuu xaruta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho uu maanta soo gaaro R/wasaare  Saacid maadaama uu baarlamaanka horyaalo Mooshin ka dhan ah xukuumadda uu hogaamiyo.
Waxaaana lagu  saadaalinayaa in  uu  ku jiro  meel  xun  saacid  isagoona halis u ah  in uu ku waayo  xilkii uu u  hayay  xasan culusow  baarlamaana   meesha ay ku  soo xaadirayaan ayaa  la sheegayaa in  xalay  la keenay  lacago tira   badan oo loo qaybinayo baarlamaanka   si  ay  uga  laabtaan mooshinka   xarintaas oo ah mid gaf wayn ku ah  afhayeenka  baarlamaanka iyo waliba  dawlada xasan  xulusow.
(Daawo Vedio) Deeq Raashin Ah Oo La Gaadhsiiyey Xarunta Dadka Dhimirka La’ Ee Magaalada Buuhoodle
Xarun lagu daaweeyo dadka dhimirka la’ oo ku taala magaalada Buuhoodle ayaa lasoo gaadhsiiyey deeq raashin ah oo ay iska aruuriyeen ardayda dhigata Jaamacadaha caafimaadka ee magaalada Boosaaso kuwaas oo kasoo jeeda gobolka Cayn.
Deeqdani oo isugu jirtey Bariis, Bur, Sonkor iyo Saliid ayaa waxaa lagu wareejiyey maamulka xarunta dadka dhimirka la’ ee magaalada Buuhoodle.
Qaar kamida gudiga qaban qaabada deeqdani ee ardayda Jaamacadaha caafimaadka Boosaaso ee kasoo jeeda deegaanka Buuhoodle ayaa ka warbixiyey deeqdani raashinka ah ee ay soo gaadhsiiyeen xarunta dadka dhimirka la’ ee magaalada Buuhoodle.
Mas’uuliyiinta gacanta ku haya xaruntani lagu daaweeyo dadka dhimirka la’ ee ku taala magaalada Buuhoodle ayaa geestooda soo dhoweeyey deeqdani lasoo gaadhsiiyey, iyagoona dhinaca kale ku baaqay in gacan weyn laga geysto baahiyaha haatan ka taagan xarunta.
Qaar kamida odayaasha iyo culimo awdiinta magaalada Buuhoodle oo goob joog ka ahaa wareejinta deeqdani raashinka ah ayaa waxa ay bogaaadiyeen ardaydani iska aruurisay deeqdani. Hadaba muuqaalka deeqdani halkanIsku soo wada duuboo magaalada Buuhoodle ayaa xaruntani laga furay bilowgii sanadkani iyadoo xaruntani soo martay marxalado kala duwan,
waxaana xiligani la wadaa qorshe ah dhisme ay xaruntu leedahay kaas oo lagu daweyn doono dadka dhimirka la’.
hoose ka daawo.
(Halkan Kadaawo)
(Daawo Muuqaal) Ururka Suxufiyiinta Khaatumo Oo Cambaareeyey Xadhiga Wariye Taraafiko
Ururka suxufiyiinta deegaanada maamul goboleedlka Khaatumo ee marka magiciisa lasoo gaabiyo loo yaqaano KHAJA ayaa cambaareeyey xadhiga wariye Axmed Yuusuf Taraafiko oo maalinimadii shalay ahayd ciidamada maamulka Somaliland ay jeelka u taxaabeen kadib markii sida la sheegay uu wariyuhu baahiyey warbixin gaar ah oo uu ka diyaariyey maalinta nadaafada deegaanada Khaatumo oo ku beegan 18 May oo magaalada Ceerigaabo laga xusay.
Wariye Axmed Yuusuf Taraafiko ayaa xiligii ciidamadu ay jeelka u taxaabeen waxa uu ku jiray hawlo shaqo waxaana arintaasi cambaareeyey kana hadlay ururka KHAJA oo ay ku midaysan yihiin suxufiyiinta deegaanada Khaatumo.
Hadaba kulan ay ku yeesheen xubnaha ururka suxufiyiinta KHAJA magaalada Nairobi ayaa waxa ay kaga hadleen xadhiga wariye Taraafiko, waxaana ugu horeynba kulankaasi ka hadlay gudoomiyaha ururka suxufiyiinta KHAJA Saleebaan Maxamuud Xaashi.
Waxaa iyana halkaasi ka hadlay xubnaha kale ee ururka KHAJA, iyagoona ugu baaqay maamulka Somaliland inuu xoriyadiisii uu dib ugu celiyo wariye Axmed Yuusuf Taraafiko. Hadaba suxufiyiinta oo cambaareynaya xadhiga wariye Taraafiko halkan hoose ka daawo.
HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA URURKA SAXAFIYIINTA EE KHAATUMO STATE OO CAMBAAREEYAY XARIGE WARIYAHA.
Xadhiga wariye Taraafiko ayaa ilaa hada aysan jirin cid kale oo ka hadashay marka laga reebo cambaareynta xadhiga wariyaha oo ay cambaareeyeen ururka KHAJA.
Gabar Askariyad ah oo dishay labo askari (Warbixin)
Haweeney askarid ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Labo askari ku dishay xero ciidamada Dowladda oo ku taala magaalada Kismaayo.
Si rasmi ah looma oga sababta ka danbeysa in askariyadan ay disho labada askari oo ay hal xero ku wada sugnaayeen.
Gabadha dilka geysatay ayaa lagu soo waramayaa in gacanta lagu dhigay oo xabsiga loo taxaabay, iyadoo saraakiisha ciidamada dowladdana ay arintan sheegeen iney baarayaan sbabta kaliftay.
Hadal haynta ugu badan ee maanta Kismaayo ka taagan ayaa ah dhacdadan labada askari ay haweeneyda ciidamada ka tirsan ay ku dishay.
Haweenka Soomaaliyeed ee ciidamada ku jira ayaa horay looga baran iney geystaan falal dil ah ama mid lagu dhibaateynayo shacabka.
Caawa & Sscradio,Maamulka Siilaanyo Oo Jidhdil Ugaystey Wariye Taraafiko,Arday Gobolka Sool Oo Gaadhay Magaalada Buuhoodle Walina Aan Cidi Qaabilin,Jubbaland Taageero Ay Udireen Jaalliyad Nayrobi,{Dhagayso}
Boocame online-Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta
Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka
Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway Xamse Xasan Geelle
Halkan Ka Dhegayso Baahinta
War Dag Dag AH;-Wariye Axmed Yuusuf Taraafiko Oo Wariye reer khaatumo Oo Maleeshiyaadka SNM ku Xidheen Magaalada Ceerigaabo
Boocame Ceerigaabo:-Wararka naga soogaadhaya Magaalada Ceerigaabo ayaa sheegay In Saaka Ciidamada Maleeshiyadka SNM ay Xabsiga U taxaabeen Wariye Madax banaan Oo Lagu Magcaabo Axmed Yuusuf Taraafiko oo kamid ah wariyaasha ugu firfir coon magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag,kadib markuu soo gudbiyey warar kusaabsan xuskii maalinta Nadaafada ee 18 May.
Wariyahan Laxidhay Ayaa Waxaa lasheegayaa In Ciimada Somaliland ay saaka Aroortii Hore Ka kaxayteen goob Uu ka shaqaynayay,Wararka ayaa sheegaya In wariyaha maanta laxidhay Lagu war uu kasotabiyay  xuska maalinta Nadaafada Gobolada Khaatumo Oo laga Xusay Magaalada ceerigaabo.
Wariyaha ayaa Waxaa uu hada Ku xidhan yahay xabsiga Dhexe Ee Magaalada ceerigaabo, Mana Jirto Xadhigan wariye Axmed Cidka hadashay,
mahan Markii u horeeyay Ciimada Maleeshiyaadka SNM ay xadhig noocan oo kale ah Aykula kacaan Wariyaasha ka hawl gala Deegaanada Khaatumo ee Gacanta ugu jira Maamulkaas,Xadhigan ayaa Waxaa Kamid Noqonayaa dhibaatada Iyo Tacadiga Wariyaasha ay kula Kacaan maamulka siilaanyo Oo ay sheegaan inay Tabiyeen Warar ka dhan ah Maamulkaasi
Fur fur iyo Laaluush loo Isticmaalayo joojinta mooshinka xukuumada Saacid oo xamar ka socda,{Warbixin}
Isku dayo lagu doonayo in lagu baajiyo mooshinka ka dhanka ah Xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo isku dayadan ay yihiin kuwo dhinacyo kala duwan ka socda.
Maalinta arbacada ayaa lagu wadaa in Xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid ay hortagto Baarlamaanka, si codka kalsoonida loogu qaado, kadib markii laga gudbiyay mooshin kalsooni soo weydiisasho baaralmaanka ah.
Kulamo ayaa si dar dar ah uga socday beryihii u dambeeyay Hotelada Muqdisho iyo xafiisyada madaxda dowladda, kaasoo ay xildhibaanada baarlamaanka ay kula shirayeen inay ka baaqsadaan mooshinka.
Mid ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee abaabulka ugu jiray in Mooshinka la fashiliyo ayaa sheegay inay inta badan xildhibaanadii mooshinka waday ay ku qanciyeen inay joojiyaan.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wasiirkiisa Arrimaha gudaha C/kariin Xuseen Guuleed ayaa habeen hore kulan saacado qaatay la yeeshay Mudanayaal ka soo jeeda Beelaha Hawiye, iyagoo ka dalbaday inay ka baaqsadaan mooshinka.
Wararka ayaa sheegaya in Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo maalmaihii u dambeeyay waday olole xoog leh oo isugu jiray mid bulshada qeybaheeda kala duwan ku kicinayay si ay uga hadlaan mooshinka Xildhibaanada ay wadaan.
Ololaha ka socday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa hogaamineysay Xildhibaanad Caasho Xaaji Cilmi oo ah xaaska Ra’iisul Wasaaraha oo galaan gal ku leh bulshada qeyabheeda kala duwan.
Waxaa la leeyahay cabsidii ka jirtay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waa yaraatay, kadib markii la helay tiro ku filan mudanayaasha baarlamaanka ee bad baadin kara Ra’iisul Wasaaraha marka ay timaado in codka kalsoonida loo qaado.
Xildhibaanada qaar ee kala fur furay ayaa loo adeegsaday habab kala duwan, iyadoo la sheegayo in inta badan mudanayaasha mooshinka ku lug lahaa, balan qaadyo loo sameeyay, inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn.
Maalmihii u dambeeyay ayaa guuxa magaalada uu ahaa mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul Wasaare Saacid, ee la doonayo in meesha looga saaro Xukuumadiisa oo wajaheysay dhaliilo arrimaha gudaha iyo waxqabad la’aan xaga ammaanka.
DAAWO SAWIRO Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Soomaaliya oo kulan la qaatay Dhigiisa Dalka Suudaan
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo booqasho rasi ah ku jooga Wadanka Sudan isaga iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay kulan la qaatay Wasiirka Difaaca dowladda Sudan Mudane C/raxiim Maxamed Xuseen.
Kulanka Labada wasiir oo ahaa mid horudhac ah ayaa waxay kawada hadleen Arrimaha Soomaaliya isagoo wasiirka Gaashaandhigga Warbixin guud ah ka siiyay Xaalada ciidanka xoogga Dalka soomaaliya.
Wasiir C/xakiin Fiqi ayaa u mahadnaqay ugu horeentii Dowladda Sudan iyo Sida walaaltinimada leh ay u garab istaagan tahay Gaar ahaan Siyaasadeeda ay ugu Magac dartay (Taageerada Soomaaliya ee aan kala Go’a lahayn) iyo in ay ka Garab istaagtay Shacabka Soomaaliyeed dhowr Qaybood oo kala ah Dhanka Waxbarashada, Taageerada Dadka Soomaaliyeed ay dhibaatada ku dhacday.
Dhanka kalena Wasiirka Gaashaandhiga Dalka Sudan C/raxiim Maxamed xuseen oo isagana Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaarada Gaashaandhigga ee Sudan ayaa sheegay in Soomaaliya ay mar walba garab taagan yihiin Umadda Soomaaliyeed iyo Dowladda .
Waxa uuna sheegay Wasiirka Difaaca ee Dowladda Sudan C/Raxiim Maxamuud Xuseenn in Sudan ay Diyaar u tahay Sidii ay gacan uga siin lahayd Dhan walba oo Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ku Hormarayaan isagoo xusan in Si gaar ah ay Xooga u Sii Saari doonaan Dhanka Soo celinta Ciidankii Xooga Dalka Soomaaliyeed.
Wasiirka Gaashaandhigga ee xukuumada fedraalka C/xakiin Fiqi ayaa sidoo kale Saakayto Booqday Xarumaha ugu waa wayn ee Dowladda Sudan wax ku tababarto Ciidanka Milatariga.
Wasiirka ayaa inta uu ku sugan yahay dalka sudan uu kulamo gooni gooni ah la qaadan doonaa Madaxda Sar sare ee Jamhuuriyadda Sudan.
Kenya oo horumar ku tilmaamtay Madaxweynaha Jubbaland Hiiraalana ku sheegtay mashruuc Xamar ka yimid oo qas ah
Saraakiil ka tirsan ciidamada Kenya ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay ku dhawaaqida Madaxweynaha Jubbaland. Afhayeenka ciidamada Kenya Cyrus Oguna oo ka hadlaya doorashada Axmed Madoobe ayaa sheegay in waxa ka soo baxay shirka Soomaalida dadaalka badan galiyeen uu yahay arrin mudan in loo sacab tuma. (KDF spokesman Cyrus Oguna hailed the election of Madobe saying: “Having a government out of the efforts of the Somali people, is something that is worth applauding).” afhayeenka ayaa sidaa si u sheegay jaraa’idka Standard ee Kenya ka soo baxa.
Sarkaal kale oo ka tirsan isla ciidamada Kenya ayaa isna guul ku tilmaamay in uu miro dhalo. Waxaan u maleeynayaa waa arrin wanaagsan ayuu yiri Col Oguna sababtoo ah waxeey muujineeysaa habka siyaasada uu miro dhalay oo ay hogaaminayeen qabiilo kala duwan oo ka kala yimid Jubbooyinka. wuxuu ahaa wada hadal Soomaalidu iyagu hogaaminayeen shirarkooda.  (“I think it is a good thing because it shows that the political process is eventually bearing fruit and it is a process that has been spear-headed by delegates drawn from various clans in Jubbaland. It was actually a Somali-led process,” Col Oguna told The Standard on Sunday in an interview on Thursday).
Dhinace kale wargeeyska ayaa ku tilmaamay in Hiiraale yahay mashruuc gacan ku sameeys Xamar laga soo diray oo aanu macno weeyn ku fadhin. (Moments after Madobe was elected president, Mr Barre Aden Shire, popularly known as Barre HIiraale, declared he was president, duly elected by residents. It is believed Hiiraale is a Mogadishu project to scuttle Jubaland). Hadalada ka soo yeeray masuuliyiinta ciidamada Kenya ayaa muujinaya moowqifka dowladoodu ka qabto shirka Jubbooyinka in uu yahay mid dastuurka Soomaalida waafaqsan gacantana ku hayaan dadka deegaanka. Hadalada ka soo yeeray saraakiisha Kenya ayaa wadada u fureeysa in shacabka Jubbooyinka iyo hogaankoodaba lagu garab istaago sidii ay u xasilin lahaayeen deegaanadooda nabad iyo nidaamka u horseedi laheeyeen.