Home » Wararka
You are browsing entries filed in “Wararka”

Farshaxanka wayn ee Soomaaliyeed Amin Arts ayaa Sawir Xiiso badan kasameeyay Arimaha Magaalada Kismaayo Kataagan. Sawirkaan Ayaa wuxuu Amin Arts kaga hadlay Sida laysugu Haysto magaalada Kismaayo iyo habka loogu Loolamahyo. Arimaha Xiis badan ee Laga sameeyay Xurgufta Magaalada Kismaayo ayaa waxaa loo Qaybiyey Dhowr Arimood Daalacatey :2031
May 24th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa khudbad uu jeediyay kaga hadlay arinta Muranka badan dhalisay ee adeegsiga diyaaradaha Droneska,isagoona sheegay in adeegsiga Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee (Drone) loo yaqaan ay tahay difaacida danaha Mareynkankanka. Barack Obama Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in ay lama huraan tahay in Maraykanka uu adeegsado diyaaradahaasi, marka ay kooxaha khatarta ku ah [...]
May 24th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Warqad ka baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa waxaa la gaarsiiyay Dowladda Ethiopia, taasoo ku saabsan Arrimaha Maamulka SNM Xog aan ka helnay Mid ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in Wasaaradaasi ay Dowladda Ethiopia u dirtay Warqad ku saabsan inay jarto Xiriirka adag oo ay siineyso Maamulka SNM, iyadoona [...]
May 24th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Dhoorkii Habeen ee lasoo dhaafay waxaa rabshado xoogan kasocdeen xaafado kamid ah Caasimada Dalka Sweden ee Stockholm gaar ahaan Xaafadaha ee ku badan yihiin dadka ajaaniibta ah ee kunool Dalkaasi. Dhalinyaro careesan ayaa xaafada Husby waxa ee ku gubeen gawaari badan iyo goobo ganacsi iyadoona Rabshadaha ee noqdeen kuwa habeebna habeenka ka dambeeya sii xoogeesta [...]
May 24th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Maxkamadda rafcaanka ee federaalka Maraykanka ayaa xukun kasoo saartay maalinimadii salaasadii toddobaadkan in la baahiyo siro waa weyn oo ah 50 sawir oo muujinaya dilkii Osama Bin Laden iyo sidii maydkiisu u ekaa markii ciidamada Maraykanku qudha ka jareen bishii May ee sanadkii tagay 2011. Xukunkan oo ay soo saareen saddex garsoore oo ka tirsan [...]
May 24th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Wiil Soomaali ah laguna magacaabo Ahmed Jaamac da´diisana lagu sheegay 26 jir ayaa waxa uu noqday shaqsigii ugu horeeyay ee dhigay ama Ubaxa saaray goobtii lagu dilay askariga u dhashay dalka Ingiriiska ee Maalintii Arbacada aheyd Lagu dilay Xaafadda Woolwich ee Koonfur Bari ee Magaalada London. HALKAN KA DAAWO VIDEO Sidoo kale Qaar Kamid ah [...]
May 24th, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »
Wararka aan ka helenyo Degmada Xamar Jajab, ayaa sheegaya in Shacabka halkaasi ku dhaqan ay Saakay ku waabariisteen kala carar kadib markii Buundada Degmada Xamar Jajab lagu arkay Miino. Kala cararka Shacbiga kadib ayaa waxaa Goobtaasi gaaray oo isku gadaamay Ciidamada Boliiska oo kaashanaya kuwa Nabadi Sugida waxa ayna xireen gabi ahaan goobtaasi iyaga oona [...]
May 23rd, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Waxaa markii ugu horeeysay guud ahaan la la wareegay amniga muwaadiniinta Turkiga ah ee ku sugan magaalada Muqdisho ka dib markii ay soo food saartay cabsi iyo dhibaato cusub oo la sheegay inay ku soo fool leedahay. Injineerada iyo Shaqaalaha Turkiga ah ee dhisi jiray wadooyinka magaalada Muqdisho iyo xarumaha dawlada ayaa inta badan waxa [...]
May 23rd, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Maamulka Khaatumo State ayaa Dowladda Soomaaliya wuxuu ka dalbaday inay muujiso taageeradeeda ku aadan arimaha Jubbooyinka oo dhawaan maamul Jubbaland la dhaho looga dhawaaqay. Maxamed Karaash oo kamid ah masuuliyiinta maamulka Khaatuma ayaa bahda saxaafada u sheegay in Khaatumo State ay horay umuujisay taagerada Maamulka Jubbaland. Dowladda Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in looga baahan yahay [...]
May 23rd, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »

Wararka naga soo gaaraya qaaday Deegaannada Duduma-Qaris iyo Saba-Xume ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in Halkaasi ay Maleeshiyadda Alshabaab ku dileen dad aan wax galabsan. Dilka ay geysteen Maleeshiyadda ayaa waxa uu imaaday ka gadaal markii ay weerar ku qaaday deegaanadaasi iyagoona halkaasi ku qaarijiyay afar qof oo uu ka mid yahay oday nabad-doon ah [...]
May 23rd, 2013 | Posted in slidernews,Wararka | Read More »