Boocame online » Wararka
Maxkamadd Qaraar Adag Kasoo Saaray Baahinta Sawiro Laga Qaaday Meydii Osama Bin Laden
Maxkamadda rafcaanka ee federaalka Maraykanka ayaa xukun kasoo saartay maalinimadii salaasadii toddobaadkan in la baahiyo siro waa weyn oo ah 50 sawir oo muujinaya dilkii Osama Bin Laden iyo sidii maydkiisu u ekaa markii ciidamada Maraykanku qudha ka jareen bishii May ee sanadkii tagay 2011.
Xukunkan oo ay soo saareen saddex garsoore oo ka tirsan maxkamadda rafcaanka ee degmada Columbia ayaa waxa lagu mamnuucay codsi ka yimi kooxo sawirradaas hayey oo dalbaday in loo fasaxo baahintooda.
Garsoorka Maraykanka ayaa sheegay in aan la baahin karin sawirradaas laga qaaday Osama bishii May ee sanadkii 2011 waqtigaas oo ciidamada Maraykanka oo si khaas ah u tababaran ku dileen guri uu ka deganaa magaalada Abbottabad ee dalka Pakistan.
Maxkamaddu waxay aqbashay codsi uga yimi maamulka Maraykanka oo sheegay in sawirradan yihiin qaar halis ah oo abuuri kara rabshado iyo mudaharaadyo dalkooda khatar gelin kara, kuwaas oo laga yaabo inay dhigaan dadka muslimiinta ah ee ku dhaqan dalkaasi.
“Wax muran ah kuma jiro in dawladdu xaq u leedahay ilaalinta sawirradan kana hortago khatar kasta oo ay dhalin karaan, sidoo kalena ilaaliso wax kastoo kasoo horjeeda danaha dadka Maraykanka ah” sidaas waxaa lagu yidhi qaraarka maxkamaddu ku mamnuucday shaacinta sawirrada meydkii Osama Bin Laden.
Sidoo kale waxa ay maxkamaddu ku amartay hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA-da inay ka reebaan xeerka xorriyada xaqa cabbirista rayiga iyo in shacabku helaan dokumantiyada ay dowladdu u baahan tahay.
Sawirradan ayaa la sheegay inay si gaar ah u muujinayaan meydkii Osama oo yaal gurigii lagu dilay markii lasoo qaaday ee la saaray markabka iyo sidii badda loogu aasay.
Video: Wiil Soomaali Ah Oo Ubax Dhigay Goobtii Askariga lagu Dilay london
Wiil Soomaali ah laguna magacaabo Ahmed Jaamac da´diisana lagu sheegay 26 jir ayaa waxa uu noqday shaqsigii ugu horeeyay ee dhigay ama Ubaxa saaray goobtii lagu dilay askariga u dhashay dalka Ingiriiska ee Maalintii Arbacada aheyd Lagu dilay Xaafadda Woolwich ee Koonfur Bari ee Magaalada London.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sidoo kale Qaar Kamid ah Shacabka Ingiriska oo awalba qarsan jiray naceeybka ay u qabaan Islaamka ayaa waxa ay ku mar-marsiyoodeen dilkii magaalada London loogu geeystay mid ka mid ah ciidamada Milatariga dalka Ingiriiska oo labo nin ay ku dileen Xaafadda Woolwich ee Magaalada London .
Dadkaan oo qaarkood wajiga soo qarsaday waxa ay weerareen Masaajid kuwaas oo ku dhawaaqayay hadalo lidi ku ah dadka Islaamka ah ee ku nool gudaha dalka Ingiriiska iyo dawlada Ingiriiska . Ciidamada Booliiska dalka Ingiriiska ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ah ragii weeraray Masjidka.
R/Wasaaraha dalka Ingiriiska Mr.David Cameron oo warbaahinta la hadlayay waxa uu sheegay in weerarka dhacay aanan lagu qaadin kaliyah dalka Ingiriiska balse raga geeystay ay ahaayeen kuwo magaca ka xumeenaya Muslimiinta ku nool dalka Ingiriiska.
Wiilasha Midida ku qaarajiyay Askariga Ingiriiska ah ayaa ku dhashay gudaha dalka Ingiriiska balse waxa ay asal ahaan ka soo jeedaan dalka Nayjeeriya . Ciidamada Sirdoonka dalka Ingiriiska ayaa shaaciyay in raga dilka geeystay ay yihiin kuwo mudo dheer la ogaa inay faraha kula jiraan falal Argagixiso balse la yareesan jiray hab dhaqankooda.
Wiilashaan oo la dhaawacay waxaa la dhigay Isbitaal ku yaala gudaha dalka Ingiriiska waxaana iminka socda baaritaan dheer maadaama looga shakisan yahay inay xiriir hoose la lahaayeen ururka BOKA HARAM oo ka dagaalama gudaha dalka Nayjeeriya kaas oo moowqif ahaan taageersan ururka Al Qaacida.
Duqa magaalada London Mr.Boris Johnson oo Saxaafada la hadlayay ayaa carabka ku dhuftay inay heestaan Booliiska dunida ugu wanaagsan waliba sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku soo ogaan doonaan sababta ka dambeeysa falkii lagu qaarajiyay Askariga Ingiriiska ah.
Kala carar kii ugu xumaa oo ka dhacay Degmada Xamar Jajab.(Warbixin)
Wararka aan ka helenyo Degmada Xamar Jajab, ayaa sheegaya in Shacabka halkaasi ku dhaqan ay Saakay ku waabariisteen kala carar kadib markii Buundada Degmada Xamar Jajab lagu arkay Miino.
Kala cararka Shacbiga kadib ayaa waxaa Goobtaasi gaaray oo isku gadaamay Ciidamada Boliiska oo kaashanaya kuwa Nabadi Sugida waxa ayna xireen gabi ahaan goobtaasi iyaga oona farafareyn u galay Dhulka ay Miinadaasi ku aasneyd.
Qaar kamid ah dadka ku dhaqan Degmada Xamar Jajab ayaa inoo xaqiijiyay in wadada Buundada ay xiran tahay, kadib markii lagu arkay walxaha qarxa, waxayna dadweynaha sheegeen in loo diiday in shacabka iyo gaadiidka u  adeegsadaan.
Saraakiil ka tirsan Dowlada oo xiriir aan la sameynay ayaa sheegay in xalay Buundada Xamar Jajab la dhigay walxaha qarxa, sidaasi darteedna saaka ay wadada u xiran tahay, ilaa inta laga xaqiijinayo amaanka wadadaasi, lagana saarayo Miinada dhulka ku aasan.
Si kastaba ha ahaatee, Ciiddamadda Nabadsugida Qaranka ayaa walaac ka muujinaaya qaabka Miinada halkaasi loogu aasay, waxa ayna wararku sheegayaan in Miinadasi ay halis galin karto Ciiddamadda balse ay u muuqato in goobta ay ku duugan tahay lagu qarxin doono si looga badbaado Khasaaraheeda.
Dhibaato cusub oo la soo gudboonaatay Turkidii dhisi jirtay magaalada Muqdisho soona celisay bilicdii Caasimada .
Waxaa markii ugu horeeysay guud ahaan la la wareegay amniga muwaadiniinta Turkiga ah ee ku sugan magaalada Muqdisho ka dib markii ay soo food saartay cabsi iyo dhibaato cusub oo la sheegay inay ku soo fool leedahay.
Injineerada iyo Shaqaalaha Turkiga ah ee dhisi jiray wadooyinka magaalada Muqdisho iyo xarumaha dawlada ayaa inta badan waxa ay mudo dheer magaalada ku dhex mari jireen gawaari iyaga oo mararka qaar cidna waardiyeen jirin balse iminka xaalada weey is badashay oo waxaa shaqaalahaan loo waardiyeeyaa qaabka Hay´adaha caalamiga ah loo waardiyeeyo oo kale.
In ka badan hal sono iyo dhoor bilood xarakada Al Shabaab ma ugaarsan jirin Shaqaalaha Muslimiinta ah ee dhisi jiray bilicda magaalada Muqdisho balse hada Al Shabaab ayaa ugaarsi ba´an ku biloowday samafalayaasha Turkiga ah ee ka xoogsada magaalada Muqdisho.
Ciidamada Sirdoonka dawlada ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxa ay si toos ah ula wareegeen amniga Turkida dhista magaalada Muqdisho kuwaas oo xaqiijiyay in la helay cadeeymo buuxo oo muujinaya Al Shabaab oo Sama-falayaashaan u soo dirtay Wiilasha dadka qaarajiya ee gudaha magaalada Muqdisho looga yaqaan (Waji-Fujis) .
Khaatumo State” Dowladda Waxaan Ka Codsaneeynaa In Ay Is Garab Taagto Maamulka Cusub Ee Jubland”
Maamulka Khaatumo State ayaa Dowladda Soomaaliya wuxuu ka dalbaday inay muujiso taageeradeeda ku aadan arimaha Jubbooyinka oo dhawaan maamul Jubbaland la dhaho looga dhawaaqay.
Maxamed Karaash oo kamid ah masuuliyiinta maamulka Khaatuma ayaa bahda saxaafada u sheegay in Khaatumo State ay horay umuujisay taagerada Maamulka Jubbaland.
Dowladda Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in looga baahan yahay dhankooda inay taageeraan maamulkaasi maadaama federaalka uu kamid yahay.
Wuxuu tilmaamay inuu kamid yahay maamulka Jubbaland maamulada dalka ka jira sida Dowladda maamuladaasi ay utaageertay si lamid ah looga fadhiyo inay u taageerto Dowladda arimaha Jubbooyinka.
Kismaayo ayaa waxaa ka taagan xaalad siyaasadeed oo adag waxaana halkaasi looga dhawaaqay afar Madaxweyne oo mid waliba sheeganaya Madaxweynaha maamulka Jubbaland.
Rag Katirsan Ciidamada Al-Shabaab oo Dhac Iyo Dil Ka Geeystay Deegaano Katirsan Gobolka Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya qaaday Deegaannada Duduma-Qaris iyo Saba-Xume ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in Halkaasi ay Maleeshiyadda Alshabaab ku dileen dad aan wax galabsan.
Dilka ay geysteen Maleeshiyadda ayaa waxa uu imaaday ka gadaal markii ay weerar ku qaaday deegaanadaasi iyagoona halkaasi ku qaarijiyay afar qof oo uu ka mid yahay oday nabad-doon ah oo lagu magacaabo Xuseen Aadan Toorri kaasoo da’diisa lagu sheegay 90 sano jir, halka tuulada Saba-Xume rasaas ay ku fureen uu ku dhintay ilmo 7-jir ah.
Sidoo kale, wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Maleeshiyadda ay Dhac u geyteen Xoolo ay daajinaayeen Xoolaaleey Deegaankaasi ku nool iyagoona Furtay gabi ahaan Xoolihii ay xoola dhaqatadaasi wateen.
Dhanka kale, Isaaq Cali Cabdulle, oo ah Taliyaha qeybta Boliiska ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxa uu sheegay in Ficil waliba ee ka dhaca Deegaanada ay ka amriyaan ay Mas’uuliyadeeda qaadayaan Maleeshiyadda Alshabaab, waxa uuna sheegay in gabi ahaan Maleeshiyadda ay ka saareen Goobihii ay heysteen.
Si kastaba ha ahaatee, Waxa uu Taliyaha sheegay in Alshabaab ay si dhuumaaleysi ah kusoo galaan gudaha isla markaana geystaan boob iyo dhac kadibna ay isaga baxaan.
Dhagayso:- Sarkaal ka tirsan Raas-kambooni “Madaxwaynaha Jubbaland waa Axmed Madoobe, waxa kale waa Been abur”
Deeq Mahad Cabdinuur oo kamid ah Saraakiisha Raaskambooni hadana sheegay inay ku biireen Ciidanka dowladda ee ka howlgala Jubbooyinka ayaa sheegay Madaxwaynaha Rasmiga ah ee Jubbaland inuu yahay Sheekh Axmed Madoobe, xili Kismaayo ay ka jiraan ku dhawaad ilaa 5 Madaxwayne.
Wuxuu gaashaanka ku dhuftay raga kale ee sheegtay Madaxwaynayaasha isagoona xusay Madaxwaynaha rasmiga ah ee dadka Jubbooyinku doorteen inuu yahay Sheekh Axmed Madoobe, oo horay u ahaa Hogaamiyihii Jabhadda Raaskambooni.
“Eega inaad ka daawanaysaan Dhalooyinka ayaa macquul ah Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe Weeye, cid kale ma jirto oo Madaxwayne ah” ayuu yiri
Sidoo kale wuxuu sheegay amaanka degmada kismaayo inuu yahay mid la isku halayn karo isla markaana aysan ka jirin wax qal qal Siyaasadeed ah.
RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO
AKHRISO MAGACYADDA:- Midowga Africa oo Saddax dal ka mamnuucay ka qeybgalka Shirka Addis Ababa dhawaan ka furmaayo
War qoraal ka soo baxay Madaxda iyo Saraakiisha sare ee Midowga Africa, ayaa waxaa lagu mamnuucay in Shirka Maalinimada Sabtida ka furmi doono Magaallada Addis Ababa ee Cariga dalka Ethiopia oo looga arinsanaayo Arrimaha Somalia laga mamnuucay Saddax Dowladood.
Qoraalka ayaa waxaa lagu cadeeyay in Saddaxda Dowladood ee laga mamnuucay ka qeybgalka Shirkaasi ay yihiin kuwa Khilaafay habka iyo qaanuunka u degsan Ururka Midowga Africa oo kala ah, Central African Republic, Guinea Bissau iyo Madagaskar.
Sidoo kale, Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in Saddaxda dal looga mamnuucay shirka kadib markii dalalkaas uu ka dhacay isbadal xukun oo aan si sharci ah ku imaanin.Hogaamiyaha dalka Madagaskar ayaa xukunka ku yimid afgambi bishii Maarso 2009 ku afgambiyay madaxweyne Marc Ravalomanana,hogaamiyaha dalka Guinea Bissau isna afgambi dhacay 2012 ayuu ku yimid halka hogaamiyaha Central African Republic uu isna sidaas si lamida uu sanadkan 2013 qoriga caaradiisa ku qabsaday hogaanka dalka.
Qoraalka ayaa waxaa sidoo kale, lagu xusay in in Dowladahaasi Siyaasad ahaan yihiin kuwa liita isla markaana aan heysan Dhaqaale ku filan oo kobcin kara Mustaqbalka dhismo iyo dhaqaale.
Si kastaba ha ahaatee, Shirka laga mamnuucay Saddaxdaasi dal ayaa sidaa ku waayay shir madaxeedka Midowga Africa, iyagoona dhowr mar loo diray Warqado hayeeshee ay kasoo jawaabi waayeen.
Caawa & Radiossc,Dawlada Ethiopia Oo Sheegtey Inaysan Wax Luga Ku Lahayn Maamulka Jubbaland,Qodobo Kale Oo Xaasaasiya,{Dhagayso}
Boocame online-Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State , Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba Iyo sidoo kale Barnaamijkii Murtida Iyo Maanta
Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka
Baahinta Fiidinimo Habaynimada Caawa ah waxaa Soo Saaray Iskuna Soo Duway Xamse Xasan Geelle
Halkan Ka Dhegayso Baahinta
Dufcadii Labaad Ee ka qalin jabisay Dugsiga Sare Ee Magaalada Taleex,{Sawiro}
Boocame online-Dufcadii labaad ee ka qalin jabisay dugsiga sare ee Magaalada Taleex ee xarunta Khaatumo State ayaa lagu qabtay gudaha magaalada Taleex ee taariikhiga ah.
Madax dhaqameed Khaatumo ayaa halkaas ka soojeediyey hadal ayadoo shahaadooyinkana ay qaybinayso dawladda Khaatumo oo haatan diyaarisay dhamaan Imtixaanaadkii shahaadiga ahaa.
Magaalad Taleex ayaa horumar dhanka dibu dhiska, waxbarashada iyo is dhaxaglka Buslahda Khaatumo horumar weyn ka gaadhay, ayadoo magaalada gudaheeda laga dhameeyey dhamaan jiingadihii wadooyinkooduna ay yihiin kuwa caasimadaha deeganada Soomaalida oo kale.