Awdal for Somalia

Jaaliyadda Reer Awdal oo Cod Dheer Ku muujiyay Taageeradda Midnimadda Soomaaliya iyo inay u taagan yihiin Xuquuqda Dadka Reer Awdal. Daawo TV Qaranka oo Barnaamij ka soo diyaariyay Shirka Jaaliyadda. Daalacatey :2490

Jaaliyadda Reer Awdal oo Cod Dheer Ku muujiyay Taageeradda Midnimadda Soomaaliya iyo inay u taagan yihiin Xuquuqda Dadka Reer Awdal. Daawo TV Qaranka oo Barnaamij ka soo diyaariyay Shirka Jaaliyadda. Daalacatey :2490

Fanaanka Da,da yar Ee Saleebaan Faarax Cali ( Saleebaan Caaqil ) Oo Hees Cajiiba usoo qaaday Magaalada BUUHOODLE Ee Xarunta Gobolka Cayn Daawasho Haboon . Boocame Online Daalacatey :4183

Abwaan Maxamed Xuseen Awliyo Oo kooxda Al-shabaab Ku Eedeeyay inay Tirtirayaan Fanka iyo Afka Somaliyeed Daawo. Boocame Online Daalacatey :2204

Maxaad ka xasuusataa waxqabadkii golihii 15 ka ee sahanka u ahaa samaynta mamaulka khaatumo maxayse tahay sababta loo xushay magaca Khaatumo State Of Somalia Halkan Ka Daawo . Boocame Online Nairobi Office Daalacatey :2008

BoocameOnline Waxaan Halkan idiin ku Soo gudbinaynaa Muuqaalka Quraxdda Badan ee Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalidda oo ay soo bandhigeen Ardayda Soomaalidda Ee Jaamacadda Shaariqa. Daawasho Wacan. Daalacatey :624

BoocameOnline Waa Muuqaal Waraysi ah oo dheer oo lala yeeshay Nin la Yiraahdo Muusse Biixi oo ka Mid ah garabka Midig ee Siilaanyo oo TV SNM Ee HCTV uga Waramaya Taariiqddii Fuusha Xumayd Ee Jabhadda SNM ku Soo galeen Waqooyigga Soomaaliya gaar ahaan Magaaladda Hargaysa. Waraysiggan oo lagga Dhex bixi karo Waxyaalo badan ayaan Waxaan [...]

BoocameOnline Waxaan Waraysi la yeelanay Wakiilka Shirka Iibka Guryaha Ee Global Real Estate,Shirkadan oo ah Shirkad ka howl gasha Gobolka Minnesota Qaas ahaan Magaaladda Mnpls ayaa Waxaa ka Waraysanay Iibka Guryaha Gobolka Minnesota. Wakiilka Shirkadda Rashiid Maxamuud ayaa noogga Waramay Iibka Guryaha Gobolka Minnesota, Wuxuuna warbixin ka bixiyay Sidda shirkan ay dadka Soomaalidda Ee ku [...]

Rashiid Baacaluul oo Isagga ka mid ah Bulsho Wayn ku dhaqan Gobolka Minnesota ee ka soo jeedda Degaanka Gobolka Cayn ayaa Wuxuu Saxaafadda ugu Waramay dilal kala duwan oo ka dhacay Degaanka Gobolka Cayn iyo Dagaalka Killinka Shanaad ka tirsan Ee ah dhinaca Hawdka. (Dhagayso) Rashiid ayaa Wuxuu ka Waramay labo nin oo ay Walaalo [...]

Ururka haweenka ee Fartuumo oo kamid ah ururada haweenka ee ka hawlgala degmada Taleex ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey ku hawlanaa dhismaha saldhig Police oo laga hirgelinayo degmada Taleex, saldhigan oo markii ugu horeysay uu dhagax dhigay madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo ka tirsan gollaha madaxtooyada Khaatumo ayaa waxa uu haatan marayaa meel gabagabo [...]

BoocameOnline Raysal Wasaarihii Hore ee Dowladdii ku meel gaadhka ahayd oo la hadlay TV Codka Muuqaalka Soomaalidda Ee ka soo baxa Magaaladda Toronto Professor CabdiWali ayaa wuxuu ka hadlay Arimo badan oo ku saabsan Dhibaatooyinkii soo maray Dib u dhiskii Dowladdii Federalka Soomaaliya. Daawasho Wacan. Daalacatey :2122