Boocame online » Videos
Awdal for Somalia
Jaaliyadda Reer Awdal oo Cod Dheer Ku muujiyay Taageeradda  Midnimadda Soomaaliya  iyo inay u  taagan yihiin Xuquuqda Dadka Reer Awdal.
Daawo TV  Qaranka oo Barnaamij ka soo diyaariyay Shirka Jaaliyadda.
DAAWO | Hees Cajiiba Oo Loo Qaaday Buhodle |HD
Fanaanka Da,da yar Ee Saleebaan Faarax Cali ( Saleebaan Caaqil ) Oo Hees Cajiiba usoo qaaday Magaalada BUUHOODLE Ee Xarunta Gobolka Cayn Daawasho Haboon .
Boocame Online
DAAWO | Awliyo Oo Weeraray kooxda Al-shabaab
Abwaan Maxamed Xuseen Awliyo Oo kooxda Al-shabaab Ku Eedeeyay inay Tirtirayaan Fanka iyo Afka Somaliyeed Daawo.
Boocame Online
DAAWO | Waa Maxay Sababta Lagu xushay Magaca Khaatumo State ?
Maxaad ka xasuusataa waxqabadkii golihii 15 ka ee sahanka u ahaa samaynta mamaulka khaatumo maxayse tahay sababta loo xushay magaca Khaatumo State Of Somalia Halkan Ka Daawo .
Boocame Online
Nairobi Office
Dhalinyarradda Ardayda Soomaalidda Ee Shaariqa oo soo Bandhiga Dhaqanka iyo Muuqaalka Soomaalidda ( Daawo)
BoocameOnline
Waxaan Halkan idiin ku Soo gudbinaynaa Muuqaalka Quraxdda Badan ee Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalidda oo ay soo bandhigeen Ardayda Soomaalidda Ee Jaamacadda Shaariqa.
Daawasho Wacan.
Jabhadayntii (SNM) Maxay Reer Khaatumo ka baran karaan (video)
BoocameOnline
Waa Muuqaal Waraysi ah oo dheer oo lala yeeshay Nin la Yiraahdo Muusse Biixi oo ka Mid ah garabka Midig ee Siilaanyo oo TV SNM Ee HCTV uga Waramaya Taariiqddii Fuusha Xumayd Ee Jabhadda SNM ku Soo galeen Waqooyigga Soomaaliya gaar ahaan Magaaladda Hargaysa.
Waraysiggan oo lagga Dhex bixi karo Waxyaalo badan ayaan Waxaan jeclaan lahayd dadku in ay Waraysiggan nala DHagaystaan.
Daawasho Wacan (Daawo)
Warbixin Shirkada iibka Guryaha Ee Global Real State ( Video+ Akhriso)
BoocameOnline
Waxaan Waraysi la yeelanay Wakiilka Shirka Iibka Guryaha Ee Global Real Estate,Shirkadan oo ah Shirkad ka howl gasha Gobolka Minnesota Qaas ahaan Magaaladda Mnpls ayaa Waxaa ka Waraysanay Iibka Guryaha Gobolka Minnesota.
Wakiilka Shirkadda Rashiid Maxamuud ayaa noogga Waramay Iibka Guryaha Gobolka Minnesota, Wuxuuna warbixin ka bixiyay Sidda shirkan ay dadka Soomaalidda Ee ku Dhaqan Gobolka Minnesta ugu Caawin karto Iibsashadda Guryaha.
iibka Islaamigga:
Rashiid ayaa Wuxuu noogga Waramay in nidaamyo kala duwan lagu iibasaddo guryaha hadda, ayna Qaybo ka mid ah Bangiyadda ay hadda Sameeyeen Nidaam Waafaqsan Shareecadda Islaamka.
Rashiid ayaa Wuxuu ku dhiirigaliyay Dadka Soomaalidda Ee Jecel in ay Iibsaddan gurri in Xilliggan ay tahay Xilli Wanaagsan Qofkii Soomaaliya oo jecel in gurri uu iibsaddo.
Kiradda iyo Iibka.
Dadka Soomaalidda Ee Ku dhaqan Gobolka Minnesota ayaa Waxay badankood ku nool yihiin guryo kiro ah,Balse Dad badan ayaa hadda Waxay go’aansanayaan in ay iibsaddaan guryo madaama ay muddo badan ku noolaayeen Gobolkan ama ay caruur badan ugu dhalatay.
Ahmed laarri
BoocameOnline.
Rashiid Cawil Baacaluul oo Saxaafadda uga Waramay Dilkii Sokeeye ee loo gaystay labo Nin oo ay Walaalo ahaayeen ( Dhagayso)
Rashiid Baacaluul oo Isagga ka mid ah Bulsho Wayn  ku dhaqan Gobolka Minnesota ee ka soo jeedda Degaanka  Gobolka Cayn ayaa Wuxuu Saxaafadda ugu Waramay dilal kala duwan oo ka dhacay Degaanka Gobolka Cayn iyo Dagaalka Killinka Shanaad ka tirsan Ee ah dhinaca Hawdka.
(Dhagayso)
Rashiid ayaa Wuxuu ka  Waramay labo nin oo ay Walaalo ahaayeen Sidda  ay ugu dhinteen Gacan Sokeeya.
Wuxuuna ka hadlay  sidda looggu baahan yahay in dilalka noocan oo kale xal loogga  gaarro in loo baahan yahay in Bulshadda ku dhaqanto Sharcigga Islaamka,  oo aan la difaacin  qofka danbigga gaysta, dadka oo ka dhashayna ay soo gudbiyaan si loo kala badbaado.
siddoo kale wuxuu ka warbixiyay in Bushadda uu ka dhashay in ay qaadatay Sharcigga Islaamka oo ay  horray Go’aan ugu gaareen in Qofkii dila qof kale oo degaanka ah aan  la difaacin ee Sharcigga la waafajiyo,Wuxuuna  kana dalbadday in dadka kale ay qaataan Tilaabadaas oo kale oo ay iyagguna raacaaan Sharcigga  Islaamka.
Dhinaca kale dilalkan  noocan oo kale ah ayaa waxay qatar ku hayaan nabad galyadda dhamaan degaanadda badan oo ka tirsan Khaatumo  ama Degaanadda ay dagto beesha oo ay dhacdo dilal ka dhex dhaca labo qof in uu sababo Dagaal dhex mara labo reer.Siddii dhacdadii ka dhacday Degaanka Domco Arintaas oo ku bilaabatay dil oo gastay hal nin ka dibna baxsaday, arintiina ay kaliftay in dad badan oo aan waxba galabsan ay ku dhintaan dagaal isku badalay labo reer oo ka tirsan beesha Khaatumo.
Maadaama ay jirin Wax Maxkamadda iyo Ciidamo Nabad galyo oo tayo leh, Waxaa dhibaatooyinka xalinteedda  dusha ka dhacdaa Qabiil,Madaxdhaqameedka iyo Culimadda, Arinta oo ah Qatar ugu wayn ee ka jirta Degaanadda  ay degta beesha Haddii ay tahay dhinaca Xuduuda Itoobiya gudaheedda ama Dhinaca Degaanka Maamulka Khaatumo.
Waxaana loo baahan yahay Nidaam Cadaaladda ah oo kala ilaaliya Bulshadda ku dhaqan degaanka.
BoocameOnline
(Daawo Vedio) Ururka Haweenka Ee Fartuumo & Madaxweyne Axmed Karaash Oo baaq U Diray Bulshada Reer Khaatumo
Ururka haweenka ee Fartuumo oo kamid ah ururada haweenka ee ka hawlgala degmada Taleex ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey ku hawlanaa dhismaha saldhig Police oo laga hirgelinayo degmada Taleex, saldhigan oo markii ugu horeysay uu dhagax dhigay madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo ka tirsan gollaha madaxtooyada Khaatumo ayaa waxa uu haatan marayaa meel gabagabo ah.
Hadaba booqasho ay ku tageen wufuud uu hogaaminayo madaxwayne Axmed Karaash, wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha ee maamul goboleedka Khaatumo Abshir Sheekh Maxamuud maayarka degmada Taleex Maxamuud Jaamac Shaacuur, iyo xubno ka tirsan ururka Fartuumo ayaa waxa ay indha indhayn kusoo saameen yihiin qaabka uu u socdo dhismaha saldhigaasi.
Waxaana ugu horeynba halkaasi ka hadlay maayarka degmada Taleex Maxamuud Jaamac Shaacuur oo ka warbixiyey hab u socodo dhismaha saldhigaasi.
Sidoo kale waxaa iyana halkaasi ka hadlay xubno ka tirsan ururka haweenka ee Fartuumo, iyo madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo ugu baaqay dad weynaha kasoo jeeda deegaanada Sool, Sanaag, iyo Cayn inay ka qayb qaataan dhamaystirka saldhigani.
Halkan riix si aad u daawo muuqaalkan
Si kastaba ha ahaatee saldhigani ayaa la rajaynayaa inuu wax badan u tari doono dad weynaha ku dhaqan degmada Taleex.
Wariye Abdirahman Wadani
Email axmedyare1001@hotmail.com
Professor/EX PM Cabdi wali gaas Oo Taageeray Nidaamka Dowladda Federalka iyo Musuuliyadda Maamul Goboleedka ( Daawo)
BoocameOnline
Raysal Wasaarihii Hore ee Dowladdii ku meel gaadhka ahayd oo la hadlay TV Codka Muuqaalka Soomaalidda Ee ka soo baxa Magaaladda Toronto Professor CabdiWali ayaa wuxuu ka hadlay Arimo badan oo ku saabsan Dhibaatooyinkii soo maray Dib u dhiskii Dowladdii Federalka Soomaaliya.
Daawasho Wacan.