Boocame online » Waraysi
Jabhadayntii (SNM) Maxay Reer Khaatumo ka baran karaan (video)
BoocameOnline
Waa Muuqaal Waraysi ah oo dheer oo lala yeeshay Nin la Yiraahdo Muusse Biixi oo ka Mid ah garabka Midig ee Siilaanyo oo TV SNM Ee HCTV uga Waramaya Taariiqddii Fuusha Xumayd Ee Jabhadda SNM ku Soo galeen Waqooyigga Soomaaliya gaar ahaan Magaaladda Hargaysa.
Waraysiggan oo lagga Dhex bixi karo Waxyaalo badan ayaan Waxaan jeclaan lahayd dadku in ay Waraysiggan nala DHagaystaan.
Daawasho Wacan (Daawo)
Waraysi Faarax Dalab uu siiyey SSC Radio(Dhagayso)
Waxaa studioka Sadexaad ee SSCradio Magaalada London Nagu soo booqday Faarax Maxamed C/laahi (Faarax Dalab) oo aan ka waraysanay Xaalada Deegaanada Khaatumo State .. Dhagaysi Haboon.
Halkan Riix oo dhagayso Waraysiga
(Live On Air) Xaalada Gobolka Cayn, Darenka Shacabka, Dagaalkii Xudun & Arimo kale. (Akhri + Dhegayso)
Wariye Xamse Xassan Geelle oo noogga soo Waramay Degaanadda Khaatumo State of Somalia ayaa wuxuu noogga Waramay Xaaladda Xudun iyo Xaaladda Guud ee Gobolka Cayn.
BoocameOnline ( Arbaco) Nov.28.2012
Waxaan Caawa Markay Saacadda Gobolka Minnesota ku ahayd 3:AM Habeenimo aanu Qadka Telefoonka Kula Xiriirnay Wariyaha Ruug Cadaagga ah( Senior Corespondent) Xamse Xassan Geelle Ee inoogga soo warama Degaanadda Khaatumo State of Somalia oo aan ka Waraysanay Xaaladda Guud Degaanadda Khaatumo, Qaas ahaan Dagaaladdii ka dhagacay Magaaladda Xudun.
Halkan ka Dhagayso Waraysigga Xamse Xassan Geelle iyo Axmed laarri
Xaaladda Xudun.
Xaaladda Magaaladda Xudun Ee Gobolka sool ayaa Waxaa Hadda Gacanta ku haya Maamulka Khaatumo iyo Shacabka geesiyiinta Reer Xudun ka dib Markii ay Dagaal Seddex goosaad Saaka Aroortii ka Xarqay Magaaladda Xudun.
Wariye Xamse oo Qadka telefoonka kula Xiriiray mid ka mid ah Taliyaasha Ciidamadda Maamulka Khaatumo ayaa noo Xaqiijiyay in Magaaladda ay Gacanta ku hayaan Maamulka Khaatumo iyo Shacabka Degaanka,Wuxuuna Sheegay in Madaxda Sarre ee Maamulka Khaatumo ay Hadda ku Sugan yihiin Magaaladda Xudun.
Dhinaca Gobolka Cayn
Wariye Xamse oo ku sugan Magaaladda Buhuudle ayaa wuxuu siddoo kale noogga Waramay in uu Safar ku Soo maray goobo badan oo hoos yimaado Gobolka Cayn,Wuxuuna si aad ah ugu Soo kuuragalay Xaaladda nabad galyadda iyo bal in Wax doorashooyin ay ka Dheceen qaybo ka mid ah Gobolka Cayn, Wuxuuna noo Xaqiijiyay in Wax doorasha ah ayyan ka dhicin gabi ahaanba Gobolka Cayn.
Kacdoonka Shacabka
Dad waynaha Goboladda Khaatumo ayaa Waxay Si aad u soo dhawaynayaan Arintan,ka dib, Markii ay Maalintii shalayto ahayd la sii daayay Maxaabiis ka tirsan Ururka Xaqduudsi oo la Sheegay in ay Soo Qabteen Shacabka Xaq U dirirka ah ee Degaanka, Maamulka Khaatumo ayaa Wuxuu sii dayay Maxaabiistaas, iyaddoo lala Xiriirinayo Arimo Siyaasadeed oo ah ka hor tag Colaad Sokeeye, Maamulka Khaatumo oo ay Hogaanka ku hayaan Dad ku Xeel dheer Arimaha Siyaasadda iyo Tabcadda Dabinka ee Jabhadda SNM ka Wado Goboladda Khaatumo,ayaa Waxay ka dharagsan yihiin in Jabhadda SNM ay Doonayso in ay Colaad Sokeeye ka Dhex Abuurto Dadka Degaanka,taas oo Uu Maamulka Khaatumo si fiican uga dharagsan yahay.
Fariintii Cali Khaliif iyo Digniintii horay loogu diray:
Maamulka Khaatumo,Xubnaha Guddigga Fulinta iyo Issimadda Degaanka ayaa Waxay Marar badan Fariimo Digniin ah u Direen Jabhadda goonigoosadda ee ku sugan Degaanadda Khaatumo in ay Iska baxaan Degaanaddaas intii uusan dhicin Dhaac iyo Dhimasho. Waxaana Ugu Danbaysay Fariinta ay Maamulka Khaatumo ay Usbuucii la soo dhaafay ay u direen Jabhadda goonigoosadka ah Balse Hogaanka Jabhadda SNM ee Siilaanyo iyo ina Kaahin oo ahaa Nimankii dhiig badan oo Soomaaliyeed daa’diyay Ayaa Waxay mar kale diyaar u yihiin in ay isku gubaan Bulshadda Soomaalidda Ee Goboladda Waqooyigga si ay Xerro Geel ugu Xareeryaan Shacbigoodda.
BoocameOnline
Fadlan Taageer Raadiyaha SSC Codka Shacabka in aan ku Balaarino Degaanadda Maamulka Khaatumo State of Somalia.
la soo Xiriir Axmed laarri ama Wakiiladda kale ee u Fadhiya Aduunka, Xamse Xassan ( Buhuudle) Maxamud Boocame ( London) Axmed Darwish ( Kenya)
Deg Deg: Prof: Cali Khaliif oo digniin Culus u diray Somaliland iyo Gudigga Fulinta Khaatumo oo Bayaan ka soo Saaray Kulankii Mnpls (Full Video)
Prof; Ali Khalif: Somaliland waa la Dagaalamaynaa ilaa qofka ugu danbeeyo ee Reer Khaatumo,Dagaalkana kuma ekeendoono Degaanadda Khaatumo.
Boocameonline
Waxaa bayaan ay u dhan yihiin soo saaray Xubnaha Gudigga Fulinta Khaatumo Ee Hadda ku sugan Gobolka Minnesota. Xubnaha oo u joogay Magaaladda Mnpls in ay la Shiraan Jaaliyadda Gobolka Minnesota.Waxayna ka kooban yihiin Prof: Cali Khaliif Galaydh,Axmed Shukri,Eng Nuur gaas.
Bayaan oo ku Socday Shacabigga Reer Khaatumo meel kasta oo ay joogaan Ayaa Wuxuu ku baqayaa in Maamulka la magac baxay Somaliland uu diiday Wax walba oo nabad galyo ku wada noolaasha ah, dantuna ay kalifayso markan in Dagaal lagaga Saaro Degaanadda Khaatumo.
Prof Cali Khaliif oo ka mid ah buddhigayaasha Maamulka Khaatumo ayaa aad ugu dheeraday in ay wax walba oo maslaxa ah ay isku dayeen iyo Maamulkaas Iskagga baxo Degaanadda Khaatumo balse ay dhagaha ka furaysteen.
Prof ayaa Wuxuu ku dheeraaday in ay hadda wixii ka danbeeya ayan jirin Wax danbe oo maslaxa ah dantuna Kalifayso in Wixii la iskagga kicin karo Nimankaas ku soo duulay Dhulkaba ay u banaan tahay Dadka iyo Maamulka Khaatumo.
Gudigga Jaaliyadda Gobolka Minnesota oo ka Hadashay Kulankan
Waxaa Soo Socda Codadka Xubnaha kale ee Gudigga Fulinta Ee ha ka fogaan BoocameOnline.
Osman Badawi oo ka Warbixiyay Safarkii uu ku tagay London, isbadlka Siyaasadda Ingiriiska,Yusuf Garaad iyo raadka foosha xun kala tagay BBC-da
SSCradio
Waxaan Waraysi la yeelanay  Osman Badawi oo ku Sugan Magaaladda Geneva ee Wadanka Swissland, Osman ayaa Waraysi Dheer ugu Waramay Xaaladda kala duwan oo ay ka mid tahay Isbaddalka Siyaasadda Dowladda Ingiriiska iyo Somaliland.Dowladda Ingiriiska oo hadda diyaar ah in ay Taageerto Midimadda Soomaaliya
Shaqo ka tagis Yusuf Garaad.
Osmaan ayaa Wuxuu ka Hadlay Kulan uu la yeeshay Madaxda Sarre BBC-da Wuxuuna kulankaas kaga Hadlay Sidda  Wariyayaasha BBC u fadhiya  Maamul Goboleedka Waqooyigga Soomaaliya ee loo yaqaan  Somaliland in ay Warar Xag jir ah u soo tabiyaan Idaacadda BBC0-da, Osmaan oo Xilli aad u horaysay ka soo shaqeeyay BBC-da ayaa wuxuu ka Waramay in Yuusuf Garaad uu ku Ciyaaray Magaca Idaacadda BBC-da.
Dowlad Cusub la Mood Noqonse Waa.
Osmaan ayaa Siddoo kale Wuxuu ka Hadlay Dowadda Cusub ee Soomaaliya, Wuxuuna ku sheeg in Noqotay Lamood noqonse wayday, lagana baqayo in Soomaaliya Dhibaataddii iyo Dowladda Xumadda hore ku Noqoto.
Halkan ka Dhagayso Waraysi oo Dhamaystiran. Osmaan Badawi iyo Axmed Laarri
SSC Radio
Ahmed Laarri
Cabdi Aar: Siilaanyo Waa Nin Daad Qaaday Xumbo Cuskay, Salebaana Waxba kama badalyo Qadiyada Dadka Khaatumo Dhegayso (Top Waraysi)
SSC Radio;
Waxaan Waraysi Qiimo Badan la yeelanay Cabdi Aar oo ka mid ah Wariyayaasha Soomaalidda ee ka Howl gala Gobolka Minnesota. Cabdi Aar Ayaan Waxaan ka Waraysanay Xaaladda Siyaasadda Degaanadda Khaatumo iyo Hogaamiyihii Hore ee SSC ee ku Wareegay Somaliland, Abdi Aar ayaa wuxuu Sheegay in Saleebaan Aanan Wax Xil ah u Hayn SSC iyo Khaatumo, Wuxuuna la mid noqonaya kuwii ka horeeyay Sidda Xaabsade iyo Baashe Waxna kama badalayo Arimaha Degaanadda Khaatumo.
Abdi Aar Ayaa Siddoo Kale Sheegay in Maamulka Khaatumo Uu yahay Iftiin u Soo baxay Degaanadda Khaatumo.
Waraysigga oo Dhamaystirin ka Dhagayso Halkan
Ahmed laarri
Mrdarwiishland@gmail.com
SSCradio Codka Shacabka
Barnaamij dood ah oo ku Saabsan Maamulka Khaatumo Wixii Hagaagay iyo Wixii Qaldamay ( Dhagayso)
Barnaamij dood ah oo ku Saabsan Maamulka Khaatumo Wixii Hagaagay iyo Wixii  Qaldamay
Waa  Barnaamij  aan  ku eegayno Siyaasadda  Maamulka Khaatumo.Barnaamijkan ayaa Waxaa ka Soo qayb qaatay Seddex qof oo ka Soo jeedda Degaanadda Khaatumo,ka qayb qayaatayaasha doodan ayaa ku kala fikir duwan sidda ay Socoto Siyaasadda Degaanadda Khaatumo.
Halkan ka Dhagayso:
Cabdimalik Askar ayaa wuxuu qabaa in Maamulka Khaatumo loo samaysay in  Xil lagaga raadsaddo Dowladda Federalka, Cabdimalik ayaa Wuxuu ku tilmaamay in ay Qallad ahayd Seddex madaxwayne, Wuxuu kale oo Sheegay in G-6 ay Maamulka ka Cinqilaabeen Saleebaan Xaglatoosiye.
Siciid Atam oo Waxbadan ka og Arimahan Xog-Ogaalna u ah  ayaa Wuxuu kaga jawaabay in Maamulka Khaatumo oo Wax badan u Qabsoomay,Wuxuuna tilmaamay Shirkii Khaatumo In uu Ahaa Shir Tariikh ah. Wuxuuna tilmaamay in Beesha Dhulbahante  ay ku Heshiisay Magaaladda Taleex  iyo Maamulka Khaatumo.
Siciid ayaa Wuxuu siddaas oo kale amaan u soo jeediyay Isimadda Beesha da’daalkii badnaa oo ay sameeyeen.
Maxamed Maxamuud Oo ka Soo jeedda Degaanadda Khaatumo ayaa wuxuu tilamaamay in ay Wax Qaldameen balse Wixii Qaldamay la Sixi karo, Siddoo kale Wuxuu taageeray in G-10 Xilka ka raadsadeen Dowladda Federalka.
Radio SSC ayaa Wuxuu  Soo dhawaynayaa  in Dadka iyo Siyaasiyiinta Degaanka Maamulka Khaatumo ay U doodaan si ay Ku jirto Ilbaxnimo iyo Siyaasadd si hor mar Bulsho iyo Siyaasad loogaaro, Hadddii aad Doonaysid in aan ka qayb qaadatid Barnaamijyaddan doodaha iyo Waraysiyadda nagala soo Xiriir  (Kamaal72@gmail.com)
Ahmed laarri
SSC Radio
Codka Shacabka
Kamaal72@gmail.com
Siciid Atam oo Sheegay in Dowlada Cusub lagu Soo dhisay Musuqmaasuq Waraysi Qaade “Axmed Laarri”
SSC Radio
Radio SSC ayaa Wuxuu Waraysi la yeeshay Siciid Atam oo ka mid ah Aqoon yahanadda ka soo jeedda Goboladda SSC ee Khaatumo,Siciid ka Waraysnay Sidda uu u arko Dowladda Cusub Ee lagu Dhisay Magaaladda Muqishu.
Waraysiggan Ayaan Waxuu ku saabsan yahay Dowladda Cusub iyo Wax laga filayo.
Siddoo kale waxaan ku eegaynaa Sidda Dadka Degaanadda Khaatumo ay u Arki karaan Dowladda Cusub iyo in Mowqifki Khaatumo Ee Dowladda Federalka Wax iska badalay iyo in kale.
Dhagayso; Siciid Atam oo U Waramay Axmed laarri
Boocame Online
(Daawo) Taariikh Nololeedka iyo Waxbarashadda Dr Cali Ciise Cabdi
Boocameonline
Waxaan Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Waraysi Uu Dr Cali Ciise Cabdi oo uga Waramayo Taariikh Nololeedkiisii Halka uu Wax ku bartay iyo Meelihii Uu ka Soo Shaqeeyay
Dr Cali Ciise ayaa Warasiggan Wuxuu Siiyay Wargayska Sctimes.com Daawasho Wacan:
<object id="flashObj" width="500" height="400" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param name="flashVars" value="videoId=1105907311001&playerID=1660556857001&playerKey=AQ~~,AAAACbynFGE~,sf-WXU5JxxsgpH5YMP4xTphNQ3FujnMQ&domain=embed&dynamicStreaming=true" /><param name="base" value="http://admin.brightcove.com" /><param name="seamlesstabbing" value="false" /><param name="allowFullScreen" value="true" /><param name="swLiveConnect" value="true" /><param name="allowScriptAccess" value="always" /><param name="src" value="http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f9?isVid=1&isUI=1" /><param name="flashvars" value="videoId=1105907311001&playerID=1660556857001&playerKey=AQ~~,AAAACbynFGE~,sf-WXU5JxxsgpH5YMP4xTphNQ3FujnMQ&domain=embed&dynamicStreaming=true" /><param name="allowfullscreen" value="true" /><param name="allowscriptaccess" value="always" /><param name="swliveconnect" value="true" /><param name="pluginspage" value="http://www.macromedia.com/shockwave/download/index.cgi?P1_Prod_Version=ShockwaveFlash" /><embed id="flashObj" width="500" height="400" type="application/x-shockwave-flash" src="http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f9?isVid=1&isUI=1" flashVars="videoId=1105907311001&playerID=1660556857001&playerKey=AQ~~,AAAACbynFGE~,sf-WXU5JxxsgpH5YMP4xTphNQ3FujnMQ&domain=embed&dynamicStreaming=true" base="http://admin.brightcove.com" seamlesstabbing="false" allowFullScreen="true" swLiveConnect="true" allowScriptAccess="always" flashvars="videoId=1105907311001&playerID=1660556857001&playerKey=AQ~~,AAAACbynFGE~,sf-WXU5JxxsgpH5YMP4xTphNQ3FujnMQ&domain=embed&dynamicStreaming=true" allowfullscreen="true" allowscriptaccess="always" swliveconnect="true" pluginspage="http://www.macromedia.com/shockwave/download/index.cgi?P1_Prod_Version=ShockwaveFlash" /></object>
Gudigga farsamadda oo beeniyay Liiskii ku Soo baxay Shabakaddaha Internerka (Dhagayso)
Boocame Online
Gudigga Xulidda  Xildhibaanadda oo beeniyay Magacayadda Xildhibaanadda Ee Ku Soo baxay Internet.
Sidda uu Sheegey  Warayahi Maxamed Oo BBC u fadhiya Magaaladda Xamar oo u Waramaya Idaacadda BBC ayaa Sheegay in Markii Uu Xiriir la Sameeyey Gudigga Soo Xulista Xildhibaanadda uusan iyagga ka iman Liiska  Xildhibaanadda lagu Shaaciyay Internetka, Gudiggan ayaa Sheegey in Sidda Ugu Dhaqsaha badan Maanta ay Shaacin doonaan liiska Saxda ah, Gudigga ayaa Hadda Gacanta ku Hayaan in ka badan labo boqol oo ah Xildhibaanadda,waxaana laga yabaa in dhawaan la dhaariyo lagu Dhawaaqo Macagyadda Liiska Saxda ah, Waxaana laga yabaa in isla maantaba la dhaariyo.
Waxaana la rabaa in Xildhibaanadda ay Diyaar noqdaan Maalinta Isniinta ah, oo ah Xilliga ugu danbeeya Ee Dowladda Ku Meel gaadh ka ah.
(Dhagayso)